Sawiro:- Shir xasaasi ah oo ka furmay Finland

Muqdiaho | QOL | October 02, 2017 —Magaalada Helsinki ee Caasimadda Dalka Finland ayaa ka daah-furay Shir heer Qaran ah oo looga hadlayay arrimaha Soomaaliya.

Shirkaasi ayaa waxaa looga hadlayay arrimo ay ka mid ahaayeen:- Dib-u-heshiisiinta, Federaalka, Arrimaha Amniga Gudaha,Tuukulaynta iyo Tayaynta Ciidanka Qalabka Sida, Waxbarashada iyo arrimaha Xuquuqul Insaanka iyo Haweenka.

waxaana Soomaaliya uga qeybgalay Wafdi balaaran, waxaana ka mid ahaa Wasiirada Arrimaha Gudaha, Gaashaandhigga, Waxbarashada,Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, iyo u Qaybsanaha Soomaaliya ee Hay’adda UNWOMEN.

01

02

01

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *