Guddiga difaaca Puntland oo soo saaray amaro la xiriira ammaanka

Muqdisho | QOL | May 22, 2018 – Guddiga Difaaca Puntland ayaa soo saaray amaro la xiriira isu socodka gaadiidka iyo dadka, kadib kulan gaar ah oo ay yeesheen.

Guddiga ayaa saraakiisha ammaanka faray in baraha kontoroolada aanay soo dhaafi karin dhammaan gaadiidka sida shidaalka ee ka imaanaya dhanka Garowe.

Sidoo kale shacabka ayaa lagu amray in aanay gaadiidka yar-yar iyo kuwa waa weyn la aadi karin goobaha difaacyada ee ay ku sugan yihiin ciidamada.

 

Halkan Hoose ka akhriso warqada ka soo baxday Guddiga Difaaca Puntland.

Wareegto-plnad

 

 

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________________

Author: Ali
. Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho, Soomaaliya __________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *