AKHRISO: Mas’uuliyiin ka tirsan gobolka Hiiraan oo xilka laga qaaday

Muqdisho | QOL |  Nofeembar 20, 2018 –Wasiirka Arrimaha Gudaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilka ka qaaday gudoomiye ku xigeenkii Arrimaha Bulshadda gobolka Hiiraan Sheekh Cusmaan Xuseen Cali iyo Xoghayihii degmada Beledweyne.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *