Muqdisho | QOL | Nofeembar 20, 2018 –Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Guud ahaan Fasaxday Shaqalaha Dowladda munaasabadda Dhalashada Nabigeena Suuban (SCW) oo ku beegan 12-ka bishan Mowiid sanadka 1440 H oo ku aadan maanta oo taariikhdu tahay 20/11/2018 darteed.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________________
