Wararka Warmurtiyeed laga soo saaray Shir ka socday Magalada Muqdisho

Muqdisho | QOL | April 15, 2019 –Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka Dowladda Federalka ah ee Soomaaliya iyo Wasaaradaha/hey’adaha Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee heer Dowlad Gobaleed ayaa kulankoodii ugu horreeyay isugu yimid magaalada Muqdisho

Kulankaa  oo socday 13-14 Abriil 2019 waxaa looga hadlay laba ajande oo muhiim u ah howlaha gargaarka iyo dar dar galintooda,waxaana laga soo saaray Warmurtiyeed ka kooban dhowr qodob

Halka Ka aqriso

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *