Madaxweynaha Hir-Shabelle oo kala diray Hay’adaha Garsoorka G/Hiiraan

Muqdisho | QOL | May 29, 2019–Mdaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu soo saaray Wareegto uu ku kala diray Xubnaha Hay’adaha Garsoorka Gobolkaas.

 

Wareegtada ayaa lagu xusay,kadib markii Madaxweyne Waare uu arkay Go’aanka Guddiga Cadaaladda ee Baarlamaanka Hir-Shabeelle iyo soo jeedin ka timid Wasiirka Cadaaladda Hir-Shabbelle in uu kala diray Xubnaha Garsoorka Gobolka Hiiraan.

 

Waxaa kaloo Wareegtada lagu sheegay in Madaxweyne Waare uu dhawaan soo Magacaabi doono Garoosrka Gobolka Hiiraan,iyada oo la marayo habka Sharciga.

 

Hoos Ka Akhriso Wareegtada kazoo baxday Madaxweynaha Hir-Shabeelle.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *