Go’aano ka soo baxay maamulka gobolka Bari oo laga soo horjeestay

Muqdisho | QOL | October 05, -2019 —Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland, ayaa ka soo horjeestay go’aan ka soo baxay Guddiga Nabad-gelyada gobolka Bari, kaasi oo bulshada magaalada Boosaaso lagu amray in haddii ay shirar qabsanayaan ay sii ogaysiiyan maamulka gobolka, si dowladdu u xaqiijiso amniga shacabka.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha  Puntland, ayaa looga dalbaday Guddiga Nabad-gelyada gobolka Bari, in ay ka laabtaan go’aankooda, waxaana xafiiska oo cuskanaya qodoba kamid ah Dastuurka Puntland uu in go’aankaasi ku tilmaamay mid lagu cabburinayo xarriyadda iyo xuquuqda shacabka.

Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland, ayaa ka soo horjeestay go’aan ka soo baxay Guddiga Nabad-gelyada gobolka Bari, kaasi oo bulshada magaalada Boosaaso lagu amray in haddii ay shirar qabsanayaan ay sii ogaysiiyan maamulka gobolka, si dowladdu u xaqiijiso amniga shacabka.

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha  Puntland, ayaa looga dalbaday Guddiga Nabad-gelyada gobolka Bari, in ay ka laabtaan go’aankooda, waxaana xafiiska oo cuskanaya qodoba kamid ah Dastuurka Puntland uu in go’aankaasi ku tilmaamay mid lagu cabburinayo xarriyadda iyo xuquuqda shacabka.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *