SAWIRO:-Wafdi ka socda dowladda oo Shir uga qeyb-galaya Itoobiya

Mogadisho  –December 8, 2019 | QOL |   –Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cabdi raxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri ayaa maalintii labaad  magaalada Addis Ababa,ee dalka Ethiopia, uga qeyb-galaya shir ku saabsan arimaha waxbarashada.

 

Shirka ayaa waxaa ka qeyb-galaya wasaaradaha waxbarshada heer federaal iyo dowlad Gobaleedyada iyo Gobalka banaadir,waxaana diirada lagu saarayaa Horumarinta waxbarashada Soomaaliya.

 

 

 

Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Cabdi raxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri ayaa waxaa lafilayaa in uu kulamo kala duwan la qaato Xubno ka qeyb-galaya Shirkaas.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *