Ayax dhibaato ku haaya deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan

Mogadisho  –December 18, 2019 | QOL |   –Qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan ayaa saameyn ku yeeshay Cayayaanka Anyaxa oo markii hore logu arkay meelo kamid ah gobolka Mudug iyo qaar ka mid ah gobolada Waqooyi ee Soomaaliland loo yaqaano.

 

Anyaxa ayaa ku habsaday meelo ku dhow Feerfeer ee gobolka Hiiraan dadka deegaanka oo Beeraledy u badan ayaa  ayaa dhibaato badan ku qaba Ayaxa.

 

 

 

Qaar kamid ah dadka deegaanka uu Anyaxu ku habsaday ayaa sheegay in dalagii Beerahooda dhibaato uu gaarsiiyey,iyaga oobaaq u direy dowladda Federaalka iyo Maamulka Hir-Shabeelle.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *