Taalibaan oo ‘dilal aargoosi ah’ ku fulisay ciidamadii hore ee Afghanistan


Talaado: November 30, 2021

Ciidmada Taalibaan ayaa ka fuliyey in ka badan 100 xukun oo dilal ah iyo dad si qasab ah loo afduubtay afar gobol oo dalkaasi ah.

Wararka ayaa sheegaya in  weerarro is xig-xiga oo aargudasho ah tan iyo markii ay kooxdani la wareegtey xukunka, sida ay sheegtey hey’adda Human Right Watch.

Sidoo kale Taaliban ayaa Afghanistan la wareegtay bishii August, kadib markii ay dalkaas isaga baxeen ciidamadii reer Galbeedka.

Office Nairobi Kenya