Jubaland oo Shaacisay kuraas ka Mid noqon Doona Golaha Shacabka

.


Isniin: January 17, 2022

Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa shaacinaya 13 kursi oo kamid ah 43-da kursi ee ku asteysan Dowladda Jubbaland.

 

Guddiga ayaa horey u shaaciyey 14-kursi iyadoo doorashada kuraastaas ay 6-kamid ah horey loo qabtay

Jubbaland ayaa noqotay dowlad goboleedkii afraad ee shaaciya liiska doorashada kuraasta golaha shacabka 24 saac gudahood, iyadoo shalay ilaa xalay ay sidan oo kale kuraas doorasho u shaaciyeen Hirshabelle, Galmudug iyo Puntland.

 

Office Nairobi Kenya