Axad: February 12, 2022
Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabeelle ayaa sheegay in ay qabanayaan Doorashada 13 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Kuraastan ayaa Doorashadooda ka dhaceysa magaalada Beledwayne ee gobolka Hiiraan oo uu maalmahan ku sugan yahay Madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Guudlaawe.
Hoos ka akhriso

Office Nairobi Kenya
