Ciidamada amaanka oo Maanta xiray Wadooyinka Muqdisho

Khamiis: 25 Agoosto 2022

Waddooyinka Muqdisho qaarkood ayaa saakay xiran, sababtana waa in RW Xame uu safar u yahay magaalada Baladweyne iyo Madaxweynaha Qaranka oo aaday Garoowe

Waddadii Madaxdu isticmaalijirtay ee Dekadda islamarkaana tageysay Marina Gate waxaa xiray daadkii roobka xalay illaa saakay da’ayay, taas badalkeeda Madaxa ayaa isticmaaleysa waddadaan Maka-Almukarama.

waxaana sidoo kale xiran Wadooyinka Caasimada Muqdisho waxaa ka da’aya roobab xoogan, waxaana sidoo kale xiran Wadooyinka Caasimada



Office Nairobi kenya