Madaxweyne Xasan Sheikh oo u safray Garoowe

Khamiis: 25 Agoosto 2022

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa u safray Magaalada Garoowe ee Puntland.

Safarka Madaxweynaha ee Garoowe waxaa Ku wahlinayay Xildhibaano ka Tirsan Labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Shalay waxaa Garoowe gaaray Wafdi Hordhac u ah safarka Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana wafdigaan hogaaminaayay Wasiirka Arimaha Dibada Soomaaliya.

Soo dhaweynta Madaxweynaha ayaa ka socota garoowe waxaana garoow uu u tegay Arima Siyaasadeed sidii xal loogu Heli lahaa



Office Nairobi kenya