Author: QOL Editor

Is the Editor-in-Chief who oversees the functionality and evaluates website performance, checks the publications and reviewing the content, such as articles, photographs, development strategies and style guidelines.
Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Addis Ababa kula kulmay dhiggiisa Ethiopia

Addis Ababa, Ethiopia, May 26, 2018— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Addis…

Posted in WARARKA MAANTA

Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo ka qeyb galay munaasabadda dhaarinta Wasiirrada cusub

Muqdisho | QOL | May 26, 2018 —- Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna kusimaha Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Eng. Yarisow ayaa sheegay in khasaare gaaraya $35 Million oo dollar uu geysteeen Roobabkii mahiigaanka ee ka da’ay Muqdisho

Muqdisho | QOL |  21 Maajo 2018 – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda oo Shir gudoomiyay kulan looga hadlay ka hortagga Fikirka Xag-jirnimada ah iyo Argagaxisada

Muqdisho | QOL | May 21, 2018 – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar),…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

Peace in sight as KDF says Somalia battle not in vain

IN SUMMARY Somalis have been relying on Amisom troops to provide security, medical services and education War-torn…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Khayre oo booqday dadka laga soo badbaadiyay Xaafadaha ay saameeyeen daadadkii ka dhashay Roobabka

Muqdisho | QOL | May 21, 2018 — Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka oo ugu baaqay Puntiland iyo Somaliland in ay joojiyaan dagaalada ka dhexeeya

Muqdisho | QOL |  May 21 2018 – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed…

Posted in NEWS in ENGLISH

Al-Shabaab Faces Leadership Battle as Speculation Over Emir’s Health Mounts

Terrorism Monitor Volume | By: Sunguta West | May 22, 201 –  The secretive head of al-Shabaab is reportedly critically…

Posted in WARARKA MAANTA

QM oo ciiddanka Kenya ugu deeqdayso qalab looga hor-tago qaraxyadda ay Al-Shabaab kala kulmaan.

Muqdisho | QOL | May 22, 2018 –  Hay’adda QM ugu qaabilsan Ka-hortaga Miinooyinka ee UNMAS  ayaa la sheegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Fatahaada wabiga Shabeelle oo saameyn ku yeelatay dadka kunool Buulo Burde

Muqdisho | QOL | May 22, 2018 – Magaalada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa sameyn weyn…

Posted in WARARKA MAANTA

Ninkii Kenyanka ee lagu eedeeyey inuu Al-Shabaab u fudueyn jirey warqadaha aqoonsiga ee dalkaas oo la soo qabtay

Muqdisho | QOL | May 22, 2018 – Hadal ka soo baxay Boliska dalkaasi ayaa lagu sheegay inay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha K/Galbeed oo magacaabay Guddoomiyaha Sh/Hoose

Muqdisho | QOL | May 22, 2018 – Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa…