Author: QOL Contributor
Dilkii loo geystay guddoomiyihii degmada Xamar Jajab xalay oo loo adeegsaday Baangad.
April 17, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaabkii uu u dhacay dilkii loo geystay…
Axmed Madoobe “Waxaan Jubbaland iyo Soomaali u sheegaa hala tashado, wadankan god madow ayuu ku socdaa
April 17, 2021 Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo xalay qeybaha kala duwan…
Weriye caan ahaa, Hooyadiis iyo Walaashiis oo mar kaliya ku geeriyooday shil ka dhacay Nugaal
April 17, 2021 Weriye Nuur Jaamac Aadan oo ahaa samafale si weyn looga yaqiinay deegaanada Puntland iyo…
Guddiga Kormeerka Facebook oo dib u dhigay go’aanka in madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump uu ku soo laabto baraha Facebook iyo Instagram.
April 17, 2021 Guddiga Kormeerka Facebook ayaa dib u dhigay go’aanka suurtogalnimada ah in madaxweynihii hore ee…
Sheikh sharif oo xalay la kulmay taliyaha ciidanka Xooga Soomaaliyeed Janaraal Odawaa Yuusuf Raage.
April 17, 2021 Waxaa magaalada Muqdisho xalay kulan ku yeeshay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh…
Madaxweyne Joe Biden oo sheegay in isaga iyo Ra’isul Wasaaraha Japan Yoshihide Suga ay ka go’antahay inay si wadajir ah uga wada shaqeeyaan
April 17, 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in isaga iyo Ra’isul Wasaaraha Japan Yoshihide Suga…
Raúl Castro oo iska casilay xilkii xoghayaha koowaad ee uu ka hayay xisbiga shuuciga ee maamulo dalkaasi Cuba.
April 17, 2021 Raúl Castro ayaa iska casilay xilkii xoghayaha koowaad ee uu ka hayay xisbiga shuuciga…
Maxkamad Hindiya ku taalla oo xukmisay in haweeneyda Muslimadda ah ay furi karto ninkeeda
April 17, 2021 Waa maxay waddooyinka haweeneyda Muslimadda ah uga bannaan inay furto ninkeeda? Maxkamadda Sare ee…
Gaadiid Dagaal oo uu la socday Jeneraal liibaan madaxweyne oo xalay soo gaaray Muqdisho. Sawiro
April 17, 2021 Waxaa Xalay magaalada Muqdisho soo gaaray Ciidamo gaaraya ilaa 300 askari oo uu la…
Puntland oo ka jawaabtay hadalkii ka soo yeeray Farmaajo ee ahaa shisheye ayay u shaqeeyaan Deni iyo Axmed Madoobe..
April 17, 2021 Puntland ayaa ka jawaabtay hadalkii ka soo yeedhay madaxweyne Farmaajo, ee ku saabsanaa in…
Maraykanka oo xayiraad dhanka visaha ah ku soo rogay saraakiil u dhalatay dalka Uganda oo lagu eedeeyay
April 17, 2021 Maraykanka ayaa xayiraad dhanka visaha ah ku soo rogay saraakiil u dhashay dalka Uganda…
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay gobolka Sool.
April 17, 2021 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee…