Author: QOL Contributor
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo aad uga carooday Dilkii Korneyl Yaasiin Cabdi Tooxow oo ka tirsanaa ciidamada Xoogga oo Al-shabaab Qarax shalay ku dileen..
April 18- 2021 Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle, Cali Cabdullahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa aad uga carooday Dil shalay…
Dowladda Eritrea oo mar kale ku celisay inay aqbashay in ciidamadeeda ay kala baxeyso gobolka Tigray
April 18- 2021 Dowladda Eritrea ayaa mark kale ku dhawaaqday inay aqbashay in ciidamadeeda ay kala baxeyso…
Mareykanka iyo waddamada reer Yurub baadigoobaya 2 nin oo Ruush ah.
April 18- 2021 Laba nin oo u dhashay dalka Ruushka oo looga shakisan yahay in Salisbury ay…
Dhaqaatiirta hoggaamiyaha mucaaradka Ruushka Alexei Navalny oo sheegay in “maalmaha soo socda uu dhiman doono” haddii aan daryeel caafimaad loo fidin.
April 18- 2021 Dhaqaatiirta hoggaamiyaha mucaaradka Ruushka Alexei Navalny ayaa sheegay in “maalmaha soo socda uu dhiman…
Hay’adda Crisis Group oo si cad u sheegtay in laga soo gudbay waqtigii la sugi lahaa in siyaasiyiinta Soomaalida
April 18- 2021 Qalalaasaha daba dheeraaday ee doorashooyinka Soomaaliya ayaa wuxuu galay marxad halis ah, waxaa sidaas…
Taliska Booliska oo amray in la xiro 10 ka mid ah ciidan diiday in ay weeraraan guriga Jeneraal Saadaq Joon..
April 17 2021 Waxaa magaalada Muqdisho xabsiga la dhigay 10 ka mid ah Ciidamada Booliiska Somaliya, sida…
Baarlamaanka Puntland oo qaadacay muddo kordhinta golayaasha dowladda federaalka
. April 17 2021 Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in ay dood dheer ka dib qaadaceen muddo kordhinta…
Axmed Madoobe oo Xilkii ka qaaday taliyaha ciidanka Booliska, ku xigeenkiisa iyo Agaasimaha hay’adda nabad sugida.
April 17, 2021 Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyey taliyaha ciidanka…
Madaxweyne Biden oo kordhinaya tirada qaxootiga uu dalkaas qaabilo Sanadkii xili Trum uu yareeyay
. April 17, 2021 Madaxweyne Joe Biden ayaa dib u eegis ku sameeyay go’aanka qaxootiga saacado kaddib…
Taliyihii hore ee ciidamada Booliska jeneral Saadaq Joon oo dhufeysyo ka qotay xaafadda uu dagay ee Shiirkole
. April 17, 2021 Wararka ka imaanaya xaafada shirkole oo deegaan ahaan uu shalay u Dagay Taliyihii…
Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo sheegay in gacanta lagu soo dhigay dad lagu tuhmayo dilkii Gudomiyaha Degmada Xamarjajab
. . April 17, 2021 Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa goor dhawayd shaaciyay in gacanta lagu soo…
Shir u dhexeeya farmaajo iyo beesha caalamka oo goor dhow ka furmay Teendhada Afiysoone ee xerada Xalane.
April 17, 2021 Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho ka bilaawday kulan u dhaxeeyo madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Maxamed…