Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland iyo Galmudug oo ku heshiiyay Dagaalada ka dhanka ah Al-Shabaab, kadib Markii Bacadwayn qabsadeen Al-shabaab

April 19-2021 Maamulada dariska ah ee Puntland iyo Jubbaland ayaa maanta ku heshiiyay in ay iska kaashadaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Turkiga u qaabilsan Arrimaha Soomalaiya

April 19-2021 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar-Filish) ayaa Maanta Xafiiskiisa ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Alshabaab oo la wareegay deegaanka Badacweyne ee Gobolka Mudug, Sawiro

April 19-2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Alshabaab ay la Wareegeen deganka Badacweyne ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyihii hore ee Hay’adda NISA Jen. C/raxmaan Tuuryare oo caawa ka badbaaday isku day Dil

. April 19-2021 Wararka ka imaanaya caawa Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xaalada ay tahay caawa mid…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliiska Soomaaliya oo sheegay inay garoonka diyaaradaha ku qabteen lacag dollar ah oo waddanka la soo gelinayey.

April 19-2021 Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay inay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku qabteen lacag dollar ah oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo kormeer shaqo ku tagay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle

April 18, 2021 Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa …

Posted in WARARKA MAANTA

Dad lagu laayay masaajid ku yaal bariga gobolka Nangarhar ee Afghanistan

April 18, 2021 Sideed qof oo isku qoys ah ayaa la dilay, ka dib markii ay weerareen…

Posted in WARARKA MAANTA

Banaanbax xoog leh oo goor dhawayd ka bilaawday xaafadda Shiirkole ee degmada Hodan..

April 18, 2021 Waxaa goor dhawayd oo caawa ah salaadii cisho kadib ka bilaawday magaalada Muqdisho Banaanbax…

Posted in WARARKA MAANTA

Safiirka UK Soomaaliya Kate Foster oo beenisay in ay taageertay Mudo kordhinta Villa Somaliya aqriso Warka Safaarada

April 18, 2021 Safiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Kate Foster, ayaa beenisay war ay faafisay xukuumadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Shekh shariif “Prof Gaandhi waxaan is barannay 2006 xilligaas oo uu ka shaqeynayay dhex-dhexaadinta Dowladdii KMG ahayd ee Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf

April 18-2021 Madaxweynihii hore ee somaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sacsi u diray  wasiirkii hore ee  gaashaandhigga…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Fiqi oo Weerar afka ah ku qaaday Xildhibano ka soo Jeeda H/gidir oo Weeray shirkole iyo Jeneraal saadaq joon

April 18-2021  Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug, sidoo kalena ah xildhibaan ka tirsan golaha shacabka Axmed Macalin…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladaha Saudi iyo Iran oo markii ugu horaysay yeeshay wada-hadallo

April 18-2021 Saraakiil sare oo ka kala socda dalalka boqortooyada Sacuudiga iyo Iran ayaa wada-hadallo toos ah…