Author: QOL Contributor
Safiirkii hore ee Mareykanka Schwartz: “Farmaajo wuxuu Soomaliya u jiheeyay wado xun, mana tanaasulom waan aqaanaa
April 19-2021 Safiirkii hore ee Mareykanka ee u joogay Soomaaliya sanadihii 2016-2017 Mr. Stephen Schwartz ayaa si…
Annalena Baerbock Haweeneyda noqon karta hoggaamiyaha cusub ee Jarmalka
April 19-2021 Markii ugu horreysay, Ka dib taariikhda xisbiga ee 40 sano jirsaday, German Greens wuxuu ku…
Caro iyo cambaarayn culus oo ka dhalatay horyaal cusub oo ay ku midoobeen kooxaha ugu waaweyn Yurub
April 19-2021 Waxaa jira cadho iyo cambaarayn ka timid taageerayaasha kubadda cagta, ciyaartoydii hore iyo siyaasiyiin taas…
Dagaal beeleedyo ka bilaawday Itoobiya una dhaxeya Amxaarad iyo Oromada
April 19-2021 Wasaaradda Gaashaandhigga ee Itoobiya ayaa xayiraad ah iney shacabku hub qaadan Karin ku soo rogtay…
Odayaasha beesha Sheekhaal oo raali-gallin iyo xaal-siin ugu tegay Madaxweynihii hore Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Daawo Muqalkan
April 19-2021 Odayaasha dhaqanka beesha reer Awqudub ee Sheekhaal ayaa raali-gallin iyo xaal-siin ugu tegay Madaxweynihii hore…
Dowladda Ruushka oo ku dhawaaqay in ay dalkeeda ka ceyrinayso 20 diblomaasiyiin ka socda dalka Jamhuuriyadda Czech.
April 19-2021 Dowladda Ruushka ayaa ku dhawaaqay in ay dalkeeda ka ceyrinayso 20 diblomaasiyiin ka socda dalka…
Odayaasha dhaqanka Gobolka Sool oo ku guulaystay in la joojiyo dagaal beeleed hubaysan, oo maalmo ka hor ka dhacay degaanka Dhabar-dalool
April 19-2021 Odayaasha dhaqanka Gobolka Sool, ayaa ku guulaystay in la joojiyo dagaal beeleed hubaysan, oo maalmo…
Dalka Suuriya oo bisha May ka dhacayso doorasho madaxtinnimo.
April 19-2021 Suuriya ayaa 26-ka bisha May qaban doonto doorasho madaxtinnimo, sida uu shaaciyay baarlamaanka waddankaas. Madaxweynaha…
Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday Farmaajo oo xalay saq dhexe gaaray magaalada Kinshasa ee dalka Koongo
April 19-2021 Wararka ka imaanaya saakay magaalada Kinshasa eedalka Koongo ayaa sheegaya in xalay waqti danbe uu…
Dowlada Somaliya oo Xaafado ka mid ah Muqdisho gacanteda ka baxday sida, Kaaraan Cabdicasiis iyo shirkole
April 19-2021 Magaalada Muqdisho oo maalmihii u danbeeyay xaalad cakirnaan siyaasadeed ah gashay ayaa waxay sababtay in…
Ciidamo Boolis ah oo ka socda dalka Nigeria oo soo gaaray magaalada Muqdisho caasimada Soomaaliya
April 19-2021 Wararka ka imaanaya Garoonka Muqdisho ayaa sheegaya in ay halkaas soo gaareen Ciidamo Boolis ah…
Shil gaari oo ka dhacay caawa deegaanka Ceeljaale ee duleedka Baladweyne
April 19-2021 Wararka aan ka heleyno duleedka Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan…