Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Human Rights oo ku tilmaamay farmaajo Kaligii Taliye Digteetar ah lana mid ah Madaxweynaha Eratariya Isaias Afwerki.

April 18-2021 Xili Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday uu ku adkaysanayo mudo kordhin, ayaa waxaa arintaas ka soo hor…

Posted in WARARKA MAANTA

20 sano kadib maxaa laga dhaxlay duulaankii ciidamada reer galbeedka ku qadeen Afghanistaan?

April 18-2021 Kadib 20 sano oo ay dalka joogeen, ciidamada Mareykanka iyo kuwa Ingiriiska hadda waxaa ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo weerar mar kale ku qaaday Guudlaawe lafta-gareen iyo Qooq qoor.

.  April 18- 2021 Musharax Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo weerar afka ah ku qaaday Madaxweynayaasha maamul goboleedyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiil ka tirsan Tababarayaasha Mareykanka ee Ciidamada DANAB oo Xerada Tababarada Garoonka Balli-doogle dib ugu soo laabtay.

 April 18- 2021 Saraakiil ka tirsan Tababarayaasha mareykanka ee Ciidamada DANAB ee xoogga dalka Soomaliyeed ayaa waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dalka Chad oo Diplomaasiyiinta Maraykanka & UK ku amartay in ay ka baxaan dalkaasi.

 April 18- 2021 Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka waxay ku amartay Diplomaasiyiinta aan daruuriga ahayn ee ka hawlgala…

Posted in WARARKA MAANTA

Tirada dadka u dhintay cudurka Covid-19 oo kor u dhaaftay saddex milyan oo qof, sida ay shaacisay jaamacadda Johns Hopkins.

 April 18- 2021 Tirada dadka dunida oo dhan ugu dhintay cudurka Covid-19 ayaa kor u dhaaftay saddex…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Somaliland oo kala dhex galay maleeshiyadkii ku Dagaalamay degaanka Dhabar-Dalool ee degmada Xudub ee gobolka Sool

 April 18- 2021 Waxaa xaalad  deganaansho ah laga dareemayaa degaanka Dhabar-Dalool ee  degmada Xudub ee gobolka Sool,…

Posted in WARARKA MAANTA

Iiraan oo shaacisay magaca ninkii ka dambeeyay weerarkii toddobaadkii hore lagu qaaday xarunta nukliyeerka Natanz.

 April 18- 2021 Telefishinka dowladda Iiraan ayaa magacaabay nin ay sirdoonka dalkaas sheegeen inuu ka dambeeyay weerarkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Cadaaladda maamulka Koonfur Galbeed oo shaaciyay in dad loo soo qab qabtay Caruurtii la dilay maalmo ka hor.

 April 18- 2021 Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay weli socdaan baaritaano xoog leh oo la xiriira…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka qeybta 27-aad oo saakay Howlgalo ka Sameeyay deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

 April 18- 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan qeybta…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo ansixiyay in dalka Libya laga hirgeliyo xabbad joojin.

  April 18- 2021 Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay,  ayaa ansixiyay in dalka Libya laga hirgeliyo xabbad joojin,…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Jeneraal saadaq joon oo ku gaashaaman hubka noocyadiisa oo isku fidiyay Degmada Hodon.

April 18- 2021 Wararka ka imaanaya saakay  magaalada Muqdisho, ayaa sheegaya in Ciidamo daacad u ah Taliyihii…