Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Shirki u dhaxeeya Rooble iyo Golaha Midowga Musharaxiinta oo goor dhow ka furmay Hotelka Decale ee magaalada Muqdisho

4- Marso, 2021 Shir u dhaxeeya Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Midowga Musharaxiinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Caafimaadka oo warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan galiyay

4- Marso, 2021 Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Wakiiladda Beesha Caalamka iyo xubnaha Midowga Musharaxiinta oo shir gaar ah ku yeeshay hab Muuqaal ah

4- Marso, 2021 Wakiiladda Beesha Caalamka ee ku sugan Muqdisho iyo xubnaha  Midowga Musharaxiinta ayaa maanta shir…

Posted in WARARKA MAANTA

Tahriibayaal lagu daadiyay badda Jabuuti, xilli ay kusii jeedeen Yemen

4- Marso, 2021 Tobaneeyo muhaajiriin African ah ayaa laga cabsi qabaa inay dhinteen Arbacadii kadib markii ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo dalbatay in baaritaan lagu Sameeyo Xasuuqii ka dhacay gobolka Tigray

4- Marso, 2021 Madaxa xuquuqda aadanaha QM ayaa maanta weydiisatay Ethiopia inay ogolaato kormeerayaal yimaada gobolka Tigray,…

Posted in WARARKA MAANTA

Markii saddexaad oo fashil ku yimid shirkii wada-tashiga ee uu iclaamiyey madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday

. 4- Marso, 2021 Waxaa markii saddexaad uu fashil ku yimid shirkii wada-tashiga ee uu dhowaan iclaamiyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumadda Burkina Faso oo sheegtay in Qarax ay dad ku dhinteen uu halkaas ka dhacay..

4- Marso, 2021 Xukuumadda Burkina Faso ayaa sheegtay in haweyney Xaamilo ah oo ay la socdeen Seygeedi…

Posted in WARARKA MAANTA

Bangiga dhexe amray Xawaaladaha iyo Bangiyada gaarka loo leeyahay isticmaalka lacagta 50-ka Dollerka

4- Marso, 2021 Xili maamulka Somaliland uu cabasho xoogan ka soo saaray Bishii hore isticmaalka lacagta 50-…

Posted in WARARKA MAANTA

Magaalada kismaayo oo laga hirgaliyay xarunta karantiilka Xanuunka cudurka Covid19

. 4- Marso, 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada kismaayo ayaa sheegaya in magaaladaas laga hirgaliyay xarunta karantiilka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ammaanka xarunta baarlamaanka ee Capitol Hill oo aad loo adkeeyay, kadib markii la helayay warar sheegaya

4- Marso, 2021 Ammaanka xarunta baarlamaanka Maraykanka ee loo yaqaan US Capitol ayaa aad loo adkeeyay, kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Erdogan oo markii ugu horaysay la hadlay madaxweyne Macron kadib Qilaaf..

3-da Marso, 2021  Madaxweynaha Turkiga, Racep Tayyip Erdogan ayaa u sheegay madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron in wadashaqeyn…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumada oo ogolaatay in Mucaaradka mudaharaadka ay ku qabsadaan fagaaraha Daljirka Dahsoon

 3-da Marso, 2021  War-saxaafadeed ka soo baxay xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa lagu shaaciyey in dowladdu ay mucaaradka ka…