Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Dubbe “ dibad baxa labo shurudood oo kaliya ayaa ku xiran oo ah in la kala Fogaado iyo Mask la qaato..

3-da Marso, 2021 Wasiirka Warfaafinta ayaa meesha ka saaray in uu baaqdo Banaanbaxa lagu wado in uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Militariga Itoobiya oo sii daayay weriye ka tirsan BBC-da oo ku sugnaa gobolka ay colaaduhu ka socdaan ee waqooyiga ku yaalla ee Tigray

. 3-da Marso, 2021 Militariga dalka Itoobiya ayaa sii daayay weriye ka tirsan BBC-da oo ku sugnaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal dhex maray Ciidamada Itoobiya iyo Suudaan Xuduuda labada dal..

3-da Marso, 2021 Ciidamo Itoobiyaan ah iyo maleeshiyaad ayaa la laayay kadib markii uu dagaal ku dhexmaray…

Posted in WARARKA MAANTA

Gobolka Texas oo noqday gobollada Mareykanka oo laga Diiday in laga xirto mask

3-da Marso, 2021 Gobolka Texas ayaa noqday gobolka ugu weyn gobollada Mareykanka ee ilaa iyo hadda qaaday…

Posted in WARARKA MAANTA

Ilhan Cumar oo ka mid ah mudanayaasha Aqalka Wakiillada Mareykanka oo dalbatay in Cinqaabo Maxamed Bin Salman

3-da Marso, 2021 Ilhan Cumar oo ka mid ah mudanayaasha Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa Talaadadi shalay soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Joe Biden oo sheegay in dhamaadka bisha May la heli doono, tallaal ku filan dhammaan dadka Maraykanka COVID-19.

3-da Marso, 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Talaadadi shalay sheegay, in Mareykanka uu rajo ka qabo…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo Beesha caalamka ka codsatay in shirka uu ka dhaco Garoonka diyaaradaha Muqdisho, shakina ka muujisay Villa Somaliya

3-da Marso, 2021 War-saxaafadeed ka soo baxay maamulka Puntland ayaa walaac looga muujiyey carqaladeyn ay sheegeen in…

Posted in WARARKA MAANTA

Xasan skekh Maxamuud “Madaxweynaha waqtiga waxa uu ka dhammaaday marka uu ku dhawaaqay in uu yahay murashax ayaan isku imaan karnaa

3-da Marso, 2021 Madaxweynihii hore ee Somaliya ahna Musharrax madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mid ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Bilyaneer u dhashay dalka Japan oo doonaya sideed qof oo ku wehlisa safar uu ugu bixi doono dayaxa

3-da Marso, 2021 Bilyaneer u dhashay dalka Japan ayaa doonaya sideed qof oo ku wehlisa safar uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Haween suxufiyiin ahaa oo lagu laayay Jalalabad Afghanistan

3-da Marso, 2021 Saddex haween ah oo u shaqeynayay xarun TV ah oo ku taal magaalada Jalalabad…

Posted in WARARKA MAANTA

Villa Somaliya oo iska fogaysay Eeda uga timid Midowga musharixiinta

3-da Marso, 2021 Shalay ayay ahayd Markii  Midowga  musharixiinta ay ku eedeeyeen Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday in uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Sri Lanka oo Jaziirad fog u qoondeysay in lagu aaso meydadka dadka Muslimiinta iyo masiixiyiinta ah ee uu dilay cudurka Covid-19.

2da Maarso, 2021 Dadka heysta diinta islaamka iyo kuwa masiixiyiinta ah ayaa looga tiro badan yahay dalkaas….