Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Dubbe “ waxaa la Go’aamiyay in la yareeyo isku socodka dadka iyo gaadiidka Muqdisho iyo Gobolada dalka..

2da Maarso, 2021 Wasiirka warfaafinta Cismaan Abuukar Dubbe oo  la hadlayay saxaafada ayaa sheegay in xaalada dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdiraxmaan Cabdishakuur “ farmaajo waa in uu nala sinaadaa waa musharax anaga oo kale ah..

2da Maarso, 2021 Musharrixiiinta Madaxtinimada Soomaaliya oo shir’aaid ku qabtay Muqdisho ayaa madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka dawladda federaalka oo Qeylo dhaan ka soo saartay abaarta ka jirto Gobolka Gedo

2da Maarso, 2021 Xili maalmo ka hor abaaro xoogan  laga  soo sheegayay Gobolka Gedo, oo maamulka Jubbland…

Posted in WARARKA MAANTA

Atariishada caanka ah Angelina Jolie oo sawir Masaajid ku iibisatay $7 milyan

2da Maarso, 2021 Sawir gacmeed uu sameeyay Ra”isul Wasaarihii hore ee Britain, Sir Winston Churc, oo ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan ka mid ah kuwa laga soo Doorto Gobolada Waqooyi oo goor dhawayd muqdisho ugu geeriyooday Xanuunka Covid-19

2da Maarso, 2021 Waxaa goor dhawayd Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Xildhibaan Axmed Dhimbiil Rooble…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda caafimaadka Somaliland oo been abuur ku tilmaamay xog ka soo baxda Soomaliya Covid-19

2da Maarso, 2021 Somaliland ayaa sheegtay in cudurka Covid-19 uu kusoo laba kacleeyay, dadka xanuunka laga helayaana…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo walaac ka muujisay halis amni oo ka imaan karta dhageysiga kiiska Badda ee Maxakamadda ICJ

2da Maarso, 2021 Dowladda Kenya ayaa walaac ka muujisay halis amni oo ka imaan karta dhageysiga kiiska…

Posted in WARARKA MAANTA

Gabdhihii iskuuleyda ee dhawaan laga afduubtay waqooy bari Nigeria oo xoriyadda dib u helay

2da Maarso, 2021 Gabdhihii iskuuleyda ahaa ee dhawaan laga afduubtay waqooy bari Nigeria ayaa xoriyadda dib u…

Posted in WARARKA MAANTA

Mucaaradka oo Farmaajo ku eedeeyay carqaladeyta wadahadallada midowga musharraxiinta iyo Ra’iisul Wasaaraha.

2da Maarso, 2021 Mucaaradka Soomaaliya ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo in uu carqaladeynayo wadahadallada midowga musharraxiinta iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Safaaradda Mareykanka oo twitter-ka soo dhigtay Fariin ay u dirtay madaxda dowladda iyo dowladaha xubnaha ka ah

2da Maarso, 2021 Safaaradda Mareykanka ay ku leedahay Muqdisho ayaa twitter-ka soo dhigtay qoraal ay ugu baaqeyso…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka oo ka Digay weeraro Al-Shabaab ku qaadi karaan diyaaradaha isticmaala hawada dalka Kenya

2da Maarso, 2021 Warbixin kasoo baxday maamulka duulista hawada ee federaalka Mareykanka ee loo yaqaano (FAA) ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

BBC oo Itoobiya u muujisay Wal walka ay ka qabaan Wariyaha ka tirsan ee la xiray

2da Maarso, 2021 Militariga dalka Itoobiya ayaa xabsiga u taxaabay weriya ka tirsan BBC-da oo ku sugnaa…