Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Kooxo burcad ah oo Wiil soomaaliyeed ku dilay Koofur Africa

2da Maarso, 2021 Wararka ka imaanaya  Koofur Africa ayaa sheegaya in koox burcad ah xalay goobtiisa ganacsi…

Posted in WARARKA MAANTA

Abwaan Cabdi kariin Shire oo ka mid ahaa Hobolada Waabari oo xalay u geeriyooday Xanuunka covid 19 Muqdisho

2da Maarso, 2021 Allaha u naxariistee  Abwaan Cabdi kariin Shire Sandheere  ayaa xalay ugu geeriyooday magaalada Muqdisho…

Posted in WARARKA MAANTA

Beesha caalamka oo soo dhawaysay shirkii shalay ka dhacay Hotel Decale

2da Maarso, 2021 Beesha caalamka ayaa soo dhaweysay wada hadallada socda ee ay yeelanayaan Dowladda Soomaaliya iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

hoggaamiyaha Alshabab oo is bar bar dhigay dagaalka shabaab iyo kii Daraawiishtii ee Sayid Maxamed Cabdulle

2da Maarso, 2021 Warbaahinta taageerta Al-Shabaab ayaa baahisay codka hoggaamiyaha ururkaas Axmed Cumar Abuu Cubeyda, isagoo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin sheegay in uu toogan lahaa Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta oo la soo taagay maxkamad ku taal Kiambu

2da Maarso, 2021 Nin ku hanjabay inuu toogan lahaa Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa la soo taagay…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo ugu baaqay Sacuudiga inay kala dirto ciidamo si gaar ah u tababaran oo uu maamulo dhaxal sugaha Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan.

 2da Maarso, 2021 Mareykanka ayaa ugu baaqay Sacuudi Carabiya inay kala dirto ciidamo si gaar ah u…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdiraxmaan Cabdishakuur “ Waxaan isku afgaranay in banaanbaxa uu dhaco maalinka Sabtiga 6-da bishan Maarso Daawo Muqaal.

 2da Maarso, 2021 Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa  markii ugu horaysay ka hadlay banaanbaxa lagu wado…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Mahad Salaad oo carro ka muujiyey shirka uu madaxweyne Farmaajo isugu yeeray madax goboleedyada

 2da Maarso, 2021 Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan xisbiga uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh ee UPD…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada UK oo u yareeysay gargaarka ay siin jireen Yemen oo colaad lix sano ka socotay ragaadisay

 2da Maarso, 2021 Ingiriiska ayaa aad u yareeyey gargaarka uu siiyo Yemen oo colaad lix sano ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerarradii Maraykanka ka gaystay Somaliya xilligii Trump oo aad uga badan waqtiyadii madaxweynayaashiii ka horreeyey ee Barack Obama iyo George W. Bush.

2da Maarso, 2021 Hay’ad fadhigeedu yahay dalka Biritan oo diiwaangelisa dadka rayidka ah ee ku waxyeellooba colaadaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Qodobo hor dhac ah oo ka soo baxay shirka u dhexeeya Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Midowga murashixiinta

1da Maarso, 2021 Shirkii u dhaxeeya Ra’iisul Wasaare Rooble, Midowga musharaxiinta, Qeybo kamid ah Madaxwaynayaasha Maamul Goboleedyada…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Caafimaadka oo sheegtay in la diiwaan geliyay 135 xaalado cusub oo COVID-19 ah

1da Maarso, 2021 Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku…