Author: QOL Contributor
Maxkamad ku taala Myanmar oo dhagaysatay dacwad ka dhan ah haweeneyda hogaamiyaha ka aheyd dalkaas ee Aan Saan Suu Kii ee xilka laga
1da Maarso, 2021 Maxkamad ku taala dalka Myanmar ayaa maanta dhagaysatay dacwad ka dhan ah haweeneyda hogaamiyaha…
Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy oo lagu helay dambi musuq-maasuq
1da Maarso, 2021 Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa maanta lagu helay dambi musuq-maasuq, waxaana lagu…
ICJ oo ku dhawaaqday in dhegeysiga dacwadda Soomaaliya iyo Kenya ee soohdinta Badda ee labada dal uu billaaban doono Isniinta 15-ka bishan Maarso
1da Maarso, 2021 Maxkamadda ICJ ayaa ku dhawaaqday in dhegeysiga dacwadda Soomaaliya ee ka dhanka ah Kenya…
Weriye Jamaal Faarax Aadan oo caawa fiidkii lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug
1da Maarso, 2021 Wararka ka imaanaya caawa Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in caawa…
in ka badan 600 oo arday oo laga afduubay iskuulo ku yaal woqooyiga galbeed Nigeria tan iyo bishii Diseembar
1da Maarso, 2021 Tan iyo bishii Diseembar, in ka badan 600 oo arday ayaa laga afduubay iskuulo…
Nin ku hubeysan Toorey oo weeraray dad shacab ah oo xilligaasi sallaada u taagnaa xaafadda Seybiyaan degmada Hodan ee gobolka
1da Maarso, 2021 Nin ku hubeysan Toorey(Mindi) ayaa weeraray dad shacab ah oo xilligaasi sallaada Maqrib u…
Xasan Cali Kheyre oo qeyb galaya shirka ka socda Hotelka Decale markii ugu horaysay la kulmay Rooble.
1da Maarso, 2021 Wararka ka imaanaya Shirka ka socda Hotelka Decale ayaa la soo sheegayaa in uu…
Maleeshiyaad hubeysan oo duleedka Degmada Balanbale ee Gobalka Galgaduud ku dileen Nin la sheegay in uu xoolo dhaqato ahaa
1da Maarso, 2021 Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa la sheegay in duleedka Degmada Balanbale ee Gobalka Galgaduud ay…
Shirkad laga leeyahay Kenya oo sheshiis koronto Galin ah la gashay jabuuti.
1da Maarso, 2021 Wararka ka imaanaya Dalka Djibouti oo ka mid ah meelaha adeegga korantadu ugu qaalisan…
Dib u dhac kooban oo ku yimid shaqada garoonka Muqdisho kadib markii shirkadda qaabilsan baadhitaanka boorsooyinka
.. 1da Maarso, 2021 Dib u dhac muddo kooban ah ayaa ku yimid shaqada safarrada ee garoonka…
Jubaland oo qeylo dhaan ka muujisay abaaraha ka taagan gobolka Gedo
1da Maarso, 2021 Maamulka Jubaland ayaa sheegay in uu ka walaacsan yahay abaaraha ka taagan gobolka…
Benjamin Netanyahu oo ku eedeeyay Iiraan inay ka dambeysay qarax burburiyay mid kamid ah maraakiibta Israa’iil kaas oo marayay gacanka Cummaan
1da Maarso, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ku eedeeyay Iiraan inay ka dambeysay qarax burburiyay…