Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Afhayeenka Xukuumada oo ka hadlay halka uu ka dhacayo kulanka galabta ee Golaha Midowga Musharaxiinta iyo Raisal Wasaaraha..

Mar: 1/3/2021 Waxaa soo kordhaya rajada laga qabo kulanka galabta ee magaalada Muqdisho ku yeelan donaan Ra’isul…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhakhtar ku sugan magaalada Sacramento ee gobolka California oo dacwad la xiriirta jebinta shuruucda wadooyinka uga qeyb qaatay aalada Zoom

Mar: 1/3/2021 Dhakhtar ku sugan magaalada Sacramento ee gobolka California ayaa dacwad la xiriirta jebinta shuruucda wadooyinka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka caafimaadka Fowsiya Abiikar oo soo jeedisay in xayiraad hor leh lagu soo rogo dalka si looga hortagga fiditaanka cudurka Karoona

Mar: 1/3/2021 Xili dalka uu ka jiro Xanuunka Covid oo uu aad ugu soo badanayo, ayaa waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wiil Soomaali ah oo u tartamaya baarlamaanka Nederlands

Isniin, 1 Maarso [Qaranimo Online] Nuur Iikar oo ah wiil dhalinyaro Soomaali ah ayaa ka mid ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Muhaajiriin aad u badan oo laga soo badbaadiyay xeebaha Liibiya

Mar: 1/3/2021 Ku dhawaad 100 qof oo muhaajiriin ahaa ayaa laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Liibiya halka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ku dhawaad 24 dal oo Afrikaan ah oo dhawaan helaya tallaalka ka hortagga cudurka Covid-19

Mar: 1/3/2021 ilaa 24 dal oo Afrikaan ah ayaa dhawaan helaya tallaalka ka hortagga cudurka Covid-19, wuxuu…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga lagu muransan yahay ee doorashooyinka 2021-ka oo si faah faahsan uga hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan doorashooyinka

Mar: 1/3/2021 , wadada-hadallada socda iyo heshiiskii dhex-maray xukuumadda iyo xubnaha midowga musharraxiinta. Ugu horreyn guddiga ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Iiraan oo meesha ka saartay in kulan aan rasmi ahayn ay la yeelato Mareykanka iyo quwadaha Yurub si dib boorka loogaga jafo heshiiskii nukliyeerka

Mar: 1/3/2021 Iiraan ayaa meesha ka saartay in kulan aan rasmi ahayn ay la yeelato Mareykanka iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Deegaanno badan oo ka tirsan Galmudug oo laga soo sheegayo abaar saamaysay dan iyo duunyaba

Mar: 1/3/2021 Deegaanno badan oo ka tirsan Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa laga soo sheegayay…

Posted in WARARKA MAANTA

wasaaradda arrimaha dibadda oo si adag u cambaareysay weerar gentaalo ee maleeshiyaadka Xuuthiyiinta ku qaden Sacuudiga

Mar: 1/3/2021 War saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo ka Dayriyay xaalada dalka Meesha uu marayo

Mar: 1/3/2021 Dalka Soomaaliya wali ma jiro heshiis iyo jadwal rasmi ah oo ku aadan xiliga rasmiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaare Rooble oo lagu wado inuu markale maanta kulan gaar ah la qaato xubnaha midowga musharraxiinta

Mar: 1/3/2021 Wararka ka imanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble  lagu wado…