Author: QOL Contributor
Muwadiniin u dhalatay Kuuriyada Waqooyi oo lagu soo oogay shirqool ay ku doonayeen inay ku xadaan lacag dhan 1.3 bilyan
Feb: 18/2/2021 Saddex qof oo u dhalatay dalka Kuuriyada Waqooyi ayaa lagu soo oogay dembi ah inay…
Daahir Maxamuud Geelle “ waxaan uga digaynaa saraakiisha iyo ciidamada dowladda, inay ku dhex milmaan howlaha siyaasadeed ee dalka
Feb: 18/2/2021 Kulan xalay Midowg Mushaxiinta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxay ka soo saareen Digniin…
Cali Yare Cali “Isbitaalka Martiini oo aan tagay waxaa yaala musiibo bin,aadamtinnimo Maydadka ayaa is dul yaala .
Feb: 18/2/2021 Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada maamulka gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa qoraal uu…
Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif oo xalay degay hotelka Naasahablood 2 si bari ay uga Qeyb galkaan banaanbaxa..
Feb: 18/2/2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynayaashii hore ee dalka Mudane Xasan Sheekh…
Mareykanka oo muwaadiniintiisa jooga muqdisho uga digtay inay Jimcaha ka dheeraadaan Daljirka Daahsoon.
. Feb: 18/2/2021 Dowladda Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay maalinta Jimcaha ka ag dhowaadaan Daljirka Daahsoon,…
Xaaska hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un oo markii ugu horreysay lagu arkay meel fagaara ah muddo sanad ah kadib
Feb 17 /2/2021 Xaaska hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa markii ugu horreysay lagu arkay meel fagaara…
Xasan sheikh : Nimankan dowladnimada ayey ku dheeleen Taliyeyaashii ciidamada oo leh Corona ha la iska jiro, war taliye ciidanow maxaa Corona kaa galay
Feb 17 /2/2021 Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag uga fal-celiyey hadalkii galabta…
Ciidanka Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay wadda xariirisa degaanada Qoryooleey iyo Janaale
Feb 17 /2/2021 Ciidanka Sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Xoogga Dalka Danab ayaa howlgal qorsheysan…
Roobka macmalka ah ee Shiinaha oo walaac ku haya Dalka India
Feb 17 /2/2021 Magaalada Beijing waxay ka mid tahay magaalooyinka hawadooda ay ugu wasakhda badan yihiin caalamka….
Magaalada Kagara ee waqooyiga- Nigeria oo koox hubeysan ay ka afduuteen arday
Feb 17 /2/2021 Wararka ka imaanaya magaalada Kagara oo ku taalla waqootiga-dhexe ee dalka Nigeria ayaa sheegaya…
Xundubey “ Wax banan bax ah oo nala so ogeysiyay malahan wan kadigeyna iney Bulshada isku Timaado
Feb 17 /2/2021 Wasiirka amniga Soomaaliya Xasan Xundubey Yuusuf oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dowladda…
Puntland oo sheegay in ay qabatay qaraxyo laga fulin lahaa Boosaaso iyo dhagar qabayaashii..
Feb /2/2021 Wararka ka imaanaya Boosaaso ayaa sheegaya in Ciidamada amaanka Puntland ay qabteen qaraxyo la doonayay…