Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Erdogan oo sheegay in Mareykanka uu taageerayo argagixisada isla markaana uu garab siinayo maleeshiyaadka Kurdiyiinta

 Feb 16, 2021 Turkiga ayaa u yeeray safiirka Mareykanka u fadhiyo Ankara kadib caro ka dhalatay hadal…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirda caafimaadka Soomaaliya oo Digniin ka soo saartay faafitaanka cudurka Covid-19

 Feb 16, 2021 Wasiirka caafimaadka dowladda federalka Soomaaliya, Drs, Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa digniin culus kasoo saartay…

Posted in WARARKA MAANTA

Jenaraal Xuud oo Wacad ku maray in uu Xabsiga dhigayo masuuliyiinta maamulka Hirshabeelle ee ku sugan magaalada B/weyne

 Feb 16, 2021 Xili Xaalada Gobolka Hiiraan gaar ahaan Magaalada  B/weyne ay tahay mid aad u adag…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada ammaanka Jubbaland oo Howlgalo ka bilaabay Kismaayo..

 Feb 16, 2021 Wararka ka imaanaya saakay  Kismaayo ayaa sheegaya in halkaasi ciidamada ammaanka ee Jubbaland ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Nancy Pelosi oo sheegtay guddi ka madaxbanana gollaha oo baaritaan ku sameyn doonaa weerarkii lagu qaaday aqalka Capitol

 Feb 16, 2021 Afhayeenka aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka, Nancy Pelosi ayaa sheegtay inay hirgelin doonta guddi…

Posted in WARARKA MAANTA

Ku dhawaad 100-qof oo laga helay Coronavirus Somali

February 15, 2021 Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka soo saartay xaaladihii u dambeeyey ee cudurka Coronavirus…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulamadii ka socday Garbahaarey oo heshiis hor u dhac ah laga gaaray

February 15, 2021 Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in kulamadii ka socday degmada Garbahaarey ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Muudey iyo Lafta gareen oo kulan ku yeeshay Baydhabo

February 15, 2021 Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicaiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa xalay kulan la…

Posted in WARARKA MAANTA

WHO oo ka walaacsan dib usoo noqoshada cudurka Ebola

February 15, 2021 Hayadda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa walaac ka muujisay dib usoo labokacleynta cudurka Ebola ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Magaalada Naiorbi waxaa ku geeriyooday Allaha u naxaiistee wasiirkii hore ee difaaca Kenya Yuusuf Xaaji

February 15, 2021 Waxaa magaalada Naiorbi ee dalka Kenya ku geeriyooday Allaha u naxaiistee wasiirkii hore ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo goordhoweyd magaacabay guddi farsamo oo ka kooban 14 Xubnood oo ka shaqayn doona shirka 15-ka Febraayo..

Axad February 14/2/2021 Ra’iisal Wasaaraha xilka sii-haya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhoweyd magaacabay guddi farsamo oo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka Yurub oo Ugandha ugu baaqay in ay baaritaano lagu sameyo doorashadii dalkaasi

.. Axad February 14/2/2021 Dowladda Uganda ayaa waxaa ay wajahaysa Cunaqabateyn dhinaca dhaqaalaha, kadib markii lagu eedeyey…