Author: QOL Contributor
Dowladda federaalka Soomaaliya oo soo rogtay amar ku aadan isku socoda,. Xili banaanbax lagu balansan yahay..
feb /2/2021 Xili maalinta Jimcaha ah lagu wado in uu dalka ka dhaco banaanbax wayn oo looga…
beesha caalamka oo soo dhoweysay ku-dhawaaqistii Guddiga Farsamada ee matalaya Dowladda Federaalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah..
Saaxiibbada Soomaaliya ee beesha caalamka waxay soo dhoweynayaan ku-dhawaaqistii 16kii Febraayo ee ahayd in Guddiga Farsamada ee…
Maleweshiyad Macawiisley la mid ah oo ka dilaacay Mudug kuwaas oo la Dagaalamaya shabaab.
Wrarka ka imaanaya Deegaanka Jiic-dheere ee Koofurta Mudug isla markaana hoostaga Bacaadweyne waxaa ka dhacay dagaal sababay…
Ciidamada Maraykanka oo ku qabtay labo doon oo ay saarnaayeen hub faro badan
Feb 17/2/2021 Ciidamada Maraykanka ayaa ku qabtay labo doon oo ay saarnaayeen hub faro badan kuwaasoo aan…
Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya oo joojisay isku imaatinka shaqaalaha iyo xaadirintooda si looga fogaado faafidda cudurka Covid-19.
Feb 17/2/2021 Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku hakisay isku imaatinka…
Dowlada toobiya oo shacabka dalkaas uga digtay in ay qariyaan Maleshiyadka Tigray ee baxsadka ah
Feb 17/2/2021 Saraakiisha dowladda Itoobiya ee ku sugan gobolka Tigray ee waqooyiga dalkaas ayaa shacabka uga digay…
Dad ku dhintay qaboow aad u daran oo ka jira Mareykanka
Feb 17/2/2021 Ugu yaraan 16 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen, duufaanno wata baraf, roob…
Allaha u naxariistee Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo u geeriyooday Xanuunka COVID-19.
Feb 17/2/2021 Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka…
Guddoomiyaha Guddiga Farsamada oo sheegay in maalintii 1-aad horumar laga gaaray shirka Guddiyada uga socda baydhabo.
Feb 16, 2021 Guddoomiyaha Guddiga Farsamada Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, ahna Wasiirka Dastuurka Soomaliya…
Mas’uuliyiinta Jamhuuriyadda Congo oo sheegay dad ka badan 60 qof ay dhinteen kaddib markii doon ay saarnaayeen ay ku qallibantay Wabiga Congo
Feb 16, 2021 Mas’uuliyiinta Jamhuuriyadda Congo ayaa sheegay in dad ka badan 60 qof ay dhinteen kaddib…
Garoonka Diyaaradaha Gobolka Gedo Oo Loo Magacaabay maareye cusub
Feb 16, 2021 Guddoomiyaha Maamulka Gedo ee dowladda Federaalka Axmed Buule Gaarad Canjeex ayaa Maareeye cusub u…
Suuq Wayn oo Nuuciisa horay loo arag laguna iibiyo geela oo laga hirgeliyay dalka Australia
Feb 16, 2021 Dalka Australia oo ay ku nool yihiin geel aad u badan balse aanan la…