Author: QOL Contributor
Doorashada dalka Maraykanka oo bilaaban doonta saacadaha soo socda..
Maalinta berri ee Talaadada dalkan Maraykanka waxa ka dhacaya doorashada Madaxtinimada iyo goleyaasha wakiilada iyo senate ka…
Maamulka Jaamacada Benadir oo dhagax dhigay dhismaha xarun cusub (Sawirro)
Munaasabad lagu dhagax dhigayey dhisme cusub oo lagu kordhinayo Kambaska Prof. Caddow ee Jaamacada Benaadir ayaa lagu…
Musharax Madaxweyne 2021 abdihamiid Adan ahmed oo ka mid Noday Musharaxnixiinta u taagan Xilkaas Sawiro
Xaflad si Wayn loo soo agaasimay oo ay ka soo Qeyb galeen Boqolaal qofood, ayaa shalay ka…
War deg deg ah: Banaanbax looga soo jeedo aflagadadii Nabiga oo ka dhacay Nairobi iyo Ciidanada kenya oo is hortaagay..
Wararka ka imaanaya Magaalada Nairobi ayaa sheegaya in salaadii Jimco kadib halkaas ay ka bilaawdeen, banaanbaxyo looga…
Dowladda Turkiga oo aad u cambaareysay weerarkii shalay ka dhacay magaalada Nice ee dalka Faransiiska.
Dowladda Turkiga, ayaa cambaareysay weerarkii shalay ka dhacay magaalada Nice ee dalka Faransiiska. Weerarkaas oo toorrey loo…
Madaxweynaha Iran Rowxani oo sheegay in difaacida reer Galbeedka u muujinayaan sawirada lagu aflagaadeenayo Nebi Maxamed SCW inay tahay anshax-xumo
Madaxweynaha Iran Xasan Rowxani ayaa sheegay in difaacida ay dalalka reer Galbeedka u muujinayaan sawirada lagu aflagaadeenayo…
Weerar ka dhacay saldhiga Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool
Wararka ka imaanaya Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaal xooggan oo u dhexeeya Al-shabaab…
Koox hubeysan oo Goor dhawayd qof shacab ah ku dishay deegaanka Ceelasha biyaha
Wararka ka imaanaya Deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa sheegaya in Goor dhawayd Koox hubeysan ay qof shacab ah …
140 muhaajiriin ah oo ku sii jeeday Yurub oo dhintay kaddib markii doon sidday 200 oo qof ay ku quustay badda dalka Senegal
Ugu yaraan 140 muhaajiriin ah oo la sheegay inay ku wajahnaayeen Yurub ayaa dhintay kaddib markii doon…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Tunisia oo cambaareysay weerarkii magaalada Nice ee dalka Faransiiska, Xili Muwaadin Tunisia uu Weerarka gestay
Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Tunisia ayaa cambaareysay weerarkii toorreyda loo adeegsaday eek a dhacay magaalada Nice ee…
Madaxweyne Erdogan oo aad uga carooday sawir gacmeed laga sameeyay
Madaxweynaha Turkiga Reccep Tayyip Erdogan ayaa muujiyey sida uu uga careysan yahay sawir gacmeed “laga yaq-yaqsiyoodo” oo…
Marwada Ra’iisul Wasaaraha Armenia oo Shegtay inay qaadan doonto tababar militari si ay uga qeybgasho dagaalka dalkeeda uu kula jiro Azerbaijan.
Anna Hakobyan oo ah xaaska Ra’iisul Wasaaraha Armenia ayaa shaacisay inay qaadan doonto tababar militari si ay…