Author: QOL Contributor
Xisbiga Barwaaqo oo shir looga hadlayo xaalada guud ee Itoobiya uga socda magaalada Jigjiga
Sabti: OCTOBER 8, 2022 Magaalada Jigjiga ee caasimadda dowlada deegaanka Soomaalida waxaa ka socda shir ay leeyihiin…
Dowladda Iran oo beenisay wararka sheegaya in ciidamada ammaanku ay dileen gabar 16 jir ah intii ay socdeen bannaanbaxyo ka dhacay dalkaasi.
Sabti: OCTOBER 8, 2022 Dowladda Iran ayaa beenisay wararka sheegaya in ciidamada ammaanku ay dileen gabar 16…
Wararkii ugu danmbeeyay ee ninka Soomaaliga ah ee uu kudumay godka dahabka laga qodo
Sabti: OCTOBER 8, 2022 Waxaa hadda deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag lagu soo gabagabeeyay dedaallo lagu baadigoobayay…
Heerka shaqo la’aanta ee Maraykanka oo gaadhay halkii ugu hoosaysay muddo 50 sano ah
Sabti: OCTOBER 8, 2022 Warbixin ay soo saartay maalintii shalay ahayd wasaaradda shaqada ee dawladda Maraykanka ayaa…
Bariga Afrika Toban milyan oo carruur ah oo nafaqo darro ku habsatay
Sabti: OCTOBER 8, 2022 Warbixin cusub oo la soo saaray ayaa lagu sheegay in in ka badan…
DFS oo sheegtay in la dilay Sarkaal iyo Xubno ka tirsan Al-shabaab
Sabti: OCTOBER 8, 2022 Ciidanka Xoogga ayaa sheegay in degaanka Janaale Sarkaal iyo xubno ka tirsan Al-shabaab,…
Madaxweynihii hore ee Koofur Afrika Jacob Zuma oo xabsiga laga soo daayay
Sabti: OCTOBER 8, 2022 Madaxwaynihii hore ee dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa xabsiga laga soo daayay…
Ruushka oo “bulshadooda u diyaariyaan” isticmaalka suurtagalka ah ee hubka nukliyeerka
Sabti: OCTOBER 8, 2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in saraakiisha Ruushku ay bilaabeen in ay…
Madaxweynaha Kenya William Ruto oo gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya
Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Madaxweynaha dhowaan la doortay ee dalka Kenya William Ruto iyo wafdi uu hoggaaminayo…
Madaxweyne Xasan Shiikh oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada
Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud oo uu wehelinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda…
Shirkadda Isgaarsiinta Safaricom oo daah furtay adeegyadeeda ay si buuxda u wada gaarsiin doonto dalka Itoobiya.isgaarsiineed
Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Shirkadda Isgaarsiinta Safaricom ayaa maanta oo Khamiis ah daaha ka rogtay in adeegyadeeda…
Digniin laga soo saaray ilaa far sharoobbo kaddib markii WHO ay sheegtay in lala xiriirinayo dhimashada 66 carruur ah oo ka dhacday dalka Gambia.
Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Digniin caalami ah ayaa laga soo saaray ilaa far sharoobbo, kaddib markii Hay’adda…