Author: QOL Contributor
Warar dheraad oo ka soo baxayo nin carruur yaryar oo wiilkiisu ku jiro ku laayay Dalka Thailand
Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Ugu yaraan 38 qof oo u badan caruur yar yar ayaa nin hubeysan…
Wasiirka waddooyinka ee Suudaanta Koonfureed oo ah dalka ugu jidadka xun Bariga Afrika oo raalligelin bixiyay
Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Wasiirka waddooyinka ee Suudaanta Koonfureed ayaa dadweynaha ka raalligeliyay xaalad liidata ee waddooyinka…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe oo gaaray Magaalada Beledweyne usbuucyo kadib dagaal Alshabaab lala galay
Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada…
ciidamada Danab iyo kuwa Gorgor oo wata gaadiidka dagaal oo aad u fara badan oo gaaray degmada Cadale iyo Madaxweyne Xasan oo ku sii jeeda halkaas.
Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in dhaq-dhaqaaqyo culus oo ku…
Howlgalo Culus Oo Ka Socda Beledweyn Oo Lagu Soo Qabtay Xubno Shabaab Ah
Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgalo culus oo ciidamadda amniga ay ka…
Ciidamada Amniga Galmudug oo Gacanta Gaari Qaraxyo ku Rarnaa magaalada Cadaado
Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Booliska Galmudug ayaa Gacanta ku dhigey gaari qarax Raran yahay xilli saaka uu…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida AUN Xildhibaan Hore Afaraale
Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxammed Nuur (Madoobe)…
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Guddoomay Wasiirka Isgaarsiinta Dalka Algeria Dhambaal Uu Uga Siday Madaxweynaha Dalkaas
Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan kula qaatay Villa…
Shirkadda Golis oo raalli-gelin ka bixisay culays ku yimid adeegga SAHAL
Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Shirkadda isgaarsiinta ee Golis ayaa macaamiisheeda ka raalli-gelisay culays ku yimid adeegga SAHAL…
Giriiga oo soo saaray digniin cusub sheegay inuu u adeegsado awood milateri dalka Turkiga oo ay sida weyn isu hayaan.
Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Giriiga ayaa soo saaray digniin cusub, isaga oo sheegay inuu diyaar u yahay…
Wasaaradda caafimaadka Uganda oo xaqiijisay geerida shaqaale kale oo caafimaad oo ahaa sarkaal qaabilsan dhanka suuxinta u dhintay cudurka Ebola
Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Wasaaradda caafimaadka Uganda, ayaa xaqiijisay geerida shaqaale kale oo caafimaad oo ahaa sarkaal…
Ururka Midowga Afrika oo u gudbiyay casuumaad dowladda Itoobiya iyo ciidamada Tigray-ga wada-hadallo nabadeed
Khamiis: OCTOBER 6, 2022 Ururka Midowga Afrika ayaa u gudbiyay casuumaad dowladda Itoobiya iyo ciidamada Tigray-ga wada-hadallo…