Author: QOL Contributor
Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo ka hadlay dabkii xalay ka kacay Magaalada Kismaayo
Arbaco: OCTOBER 5, 2022 Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa ka hadlay dabkii khasaaraha…
Kuuriyada Koonfureed oo raali-gelin ka bixisey gantaal tijaabo ah oo dhulka ku soo dhacay
Arbaco: OCTOBER 5, 2022 Labada dal ee cadaawaddu ka dhexayso ayaa mid walba waxa uu riday labo…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wakiilka Jaamacadda Carabta Ee Soomaaliya
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maanta oo…
Ergeyga Gaarka Ah Ee Gurmadka Abaaraha Oo UK Kula Kulmay Hay’addaha Gargaarka
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur…
Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya qaraxii shaley ka dhacay Balad Weyne iyo meydka aggaasimihii waaxda dhulka ee dowladda hoose oo la helay.
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Magaalada Balad Weyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa wali waxaa ka socda hawlgal…
Dowladda Uganda oo iska fogeysay qoraallada uu soo dhigay bartiisa Twitter-kawiilka madaxweynaha Dalkaasi oo ahaa duulaan dalka Kenya lagu qaado,
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Dowladda Uganda ayaa iska fogeysay qoraallada uu soo dhigay bartiisa Twitter-kawiilka madaxweynaha. Wasaaradda…
Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sucuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku…
Madaxweynaha Uganda wiilkiisa oo laga qaaday xilka kadib Caro ka dhalatay hanjabaad uu u jeediyay Dowlada Kenya
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Labo-xiddigle Janaraal, Muhoozi Kainerugaba, oo ah wiilka uu dhalay madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni,…
Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka oo garay deegaanka Geel-gub si ay uga Qeyb qaataan Dagaalka Alshabaab ee Shabeelada dhexe.
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Ciidanka Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa gaaray deegaanka Geel-gub oo kaabiga ku…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump oo dacwad ka gudbiyay telefishinka CNN
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump, ayaa dacwad ka gudbiyay telefishinka CNN, isagoo…
Al Shabaab oo hubeesay Odayaal ay ku sheegtay Beesha Abgaal kuna dhawaaqay Dagaal kuna dhawaaqeen Dagaal lala galo Madaxweyne Xasan shekh
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Deegaanka Masaajid Cali Gaduud oo katirsan gobolka Shabeelaha Dhaxe waxaa kulan ku yeeshay…
Saddex iyo toban Qof dhalinyaro ah oo dad aan la garaneyn ay ku afduubteen dalka Zambia oo lasoo badbaadiyay bilo kadib markii la waayay.
Talaado: OCTOBER 4, 2022 Saddex iyo toban gabdhood oo dhalinyaro ah, oo dad aan la garaneyn ay…