Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashada afhayeenka Aqalka Wakiillada Mareykanka oo la isku mari la’yahay maalmihii la soo dhaafay

Khamiis: January 5 2023 Aqalka Congress-ka ee dalka Mareykanka ayaa maalintii labaad dib u dhac ku yimid…

Posted in WARARKA MAANTA

Labo weeraryahan oo ka tagay Manchester United oo sanadkan isku fara saari doona Sacuudiga dhexdiisa

Khamiis: January 5 2023 Horyaalka Waddanka Sacuudiga ayaa soo jiitay indhaha taageerayaasha kubbadda cagta ee caalamka ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Kenya oo ka jawaabay hadalkii ay gabadhiisa tiri ee doodda weyn dhaliyay taageerana u muujiyay gabadhiisa Charlene Ruto

Khamiis: January 5 2023 Madaxweynaha dalka Kenya, William Ruto ayaa difaacay gabadhiisa, Charlene Ruto oo lagu heystay…

Posted in WARARKA MAANTA

Midawga Yurub oo ganaaxay $414 milyan shirkadda Meta ee iska leh ‘Facebook

Khamiis: January 5 2023 Xeer-nidaamiyayaasha Midawga Yurub ayaa Arbacadii waxay malaayiin dollar ku ganaaxeen shirkadda iska leh…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Hirshabeelle oo caawa Isbitaalka Erdoğan ku booqday dhaawacyada qaraxii Maxaas

Khamiis: January 5 2023 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ay wehliyaan Guddoomiye Ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Amniga Gobolka Banaadir Cali Yare oo sheegay in Ciidankii Eleteriya tababartay lagu Wareejinayo Imaaraadka Carabta

Khamiis: January 5 2023 Gudoomiye ku xigeenkii hore ee Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir   Cali yare Cali…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo sheegay inuusan Nicolás Maduro u aqoonsaneen inuu yahay madaxweynaha sharciga ah ee dalka Venezuela.

Khamiis: January 5 2023 Mareykanka ayaa sheegay inuusan Nicolás Maduro u aqoonsaneen inuu yahay madaxweynaha sharciga ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Tababaraha kooxda Manchester City Pep Guardiola oo ka digay inay kooxaha kale ku adkaan doonto inay Arsenal kula loollamaan tartanka horyaalka Ingiriiska

Khamiis: January 5 2023 Tababaraha kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa ka digay inay kooxaha kale ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu danbeeyay Laascaanood iyo ciidanka deegaanka oo gacanta ku haya iyo garaad Jaamac oo dadka la hadlay

Khamiis: January 5 2023 Sida ay cadeynayaan wararka aan hadda ka helayno magaalada Laascaanood, ciidanka  deegaanka ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Somaliland oo diley Wiil dhalinyaro ah iyo dagaal ka dhashay Gudaha magaalada Laascaanood

Arbaco: January 4, 2023 Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ayaa sheegay inuu ka dhacay dagaal u…

Posted in WARARKA MAANTA

Yahuud xagjir ah oo burburisay qabuuro ay Kirishtanku leeyihiin

Arbaco: January 4, 2023 Kaniisadda Angelican iyo Dowladda UK ayaa sheegay iney aad uga xun yihiin qabuuro…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Gaashaandhigga Ruushka oo sheegtay weerar ay ciidamadiisu ku hoobteen in lagu soo qaaday

Arbaco: January 4, 2023 Wasaaradda Gaashaandhigga Ruushka ayaa sheegtay saraakiisha Ruushka in lagala xisaabtami doono khaladka dhacay…