Author: QOL Contributor
Kooxda Al-Nassr oo taageereyaasheeda u soo bandhigtay laaciibkeeda cusub Cristiano Ronaldo ahna kabtanka xulka waddanka Portugal
Arbaco: JANUARY 4, 2023 Kooxda Al-Nassr ayaa taageereyaasheeda u soo bandhigtay laaciibkeeda cusub Cristiano Ronaldo, ahna kabtanka…
Saraakiil Sar Sare oo Kasoo Jeeda Galmudug gaar ahaan Dhusamareeb iyo Guriceel oo Ka Mid noqday Dadka Ku Dhintay Qaraxyadii Maxaas+Magacyada Saraakiisha
Arbaco: JANUARY 4, 2023 Laba Qarax oo is miidaamin ah ayaa Saakay Waaberigii Hore Lagu Qaaday Degmada…
Garaadka Beesha Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad oo si adag uga jawaabay hadalkii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi
Arbaco: JANUARY 4, 2023 Garaadka guud ee Beelaha Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad ayaa si adag uga jawaabay…
Ilhaan Cumar oo markii saddexaad loo dhaariyay xubin ka tirsan Congress-ka Mareykanka
Arbaco: JANUARY 4, 2023 Ilhaan Cumar oo laga doorto degmada shanaad magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa…
Qaar ka mid ah xildhibaannada Soomaaliya oo ka horyimid guddi uu guddoomiyaha u magacaabay rabshadaha ka taagan Laascaanood
Arbaco: JANUARY 4, 2023 Qaar ka mid ah xildhibaannada baarlamanaka Soomaaliya gaarahaanna kuwa ka soo jeeda Somaliland…
Al-Shabaab oo qaraxyo ka gaysatay Degmadda Maxaas ee gobolka Hiiraan
Arbaco: JANUARY 4, 2023 Kooxda Al-Shabaab ayaa saaka Subaxnimadii hore labba qarax ka gaysatay Degmadda Maxaas ee…
Saciid Januune “Haddii isla xisaabtan yimaado waxaa yaraanaya ku-takri falka awoodda & musuqmaasuqa”
Talaado, 3 Janaayo [QARANIMO ONLINE] Saciid Januune oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaalida, ayaa isaga oo Muqdisho…
Dagaal culus oo ka dhacay Buq-Goosaar oo hoos tagta Beledweyne ee gobolka Hiiraan, halkaas oo lagu dilay dagaalyanao ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.
Talaado: anuary 3, 2023 Dagaal culus ayaa galabta ka dhacay degaan lagu magacaabo Buq-Goosaar oo hoos taga…
Dhaqaalaha adduunka oo la saadaalinayo in sanadkan cusub uu ka sii liidan doono sanadkii tagay
Talaado: January 3 2023 Saddex meelood meel ka mid ah dhaqaalaha adduunka ayaa sanadkan hoos u dhaci…
Ruushkaa oo qirtay in ciidamo badan looga dilay weerar lagu qaaday saldhig ay ku leeyihiin gobolka Doneska
Talaado: January 3 2023 Ruushkaa ayaa qirtay in ciidamo badan looga dilay weerar lagu qaaday saldhig ay…
Askari u dhashay Uganda oo Soomaaliya ku dilay saddex sarkaalToogashada oo ka dhacday xarunta ugu weyn ee ciidamada Uganda
Talaado: January 3 2023 Waxaa socda baaritaanno la xiriira askari ka tirsan ciidamada Uganda ee qeybta ka…
Wararkii ugu danbeeyay magaalada Laascaanod, Xaalad adag oo laga soo sheegayo Caawa iyo Somaliland oo Ciidamo Cusub gaysay halkaas.
Talaado: January 3 2023 Waxaa weli cirka ku shareeran xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, halkaas oo…