Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Machadka Teknooloojiyadda iyo Hawada sare ee dalka Itoobiya oo sheegay Dayax-gacmeedki seddexaad iney hawada sare u dirayaan

. Arbaco: January 4, 2023 Machadka Teknooloojiyadda iyo Hawada sare ee dalka Itoobiya ayaa sheegay Dayax-gacmeedki seddexaad…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha degmada Maxaas oo caawa warbaahinta u sheegay in 29 qof ay ku geeriyoodeen qaraxyadii maanta Maxaas

Arbaco: January 4, 2023  Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay qaraxyadii saakay ka dhacay magaalada Maxaas ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Al Shabaab oo weerar Qaraxyo ku bilowday ku qaaday kolonyo gaadiid ah ay wateen ciidamada dalka Kenya

Arbaco: January 4, 2023 Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa weerar qarax ku bilowday ku qaaday kolonyo gaadiid…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Qoor Qoor oo Galabta soo gaaray caasimada Galmudug ee dhuusamareeb

Arbaco: January 4, 2023 Madaxweynaha Dowlada Galmudug mudane Axmed Abdi kaariye ayaa Galabta soo gaaray caasimada Galmudug…

Posted in WARARKA MAANTA

Saciid Deni oo soo saaray amarro culus oo ka dhan ah dhaq-dhaqaaqyada siyaasadeed iyo shirarka ka dhaca magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Arbaco: January 4, 2023 Maamulka Saciid Cabdullaahi Deni ee Puntland ayaa soo saaray amarro culus oo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Danjireyaasha Maraykanka, Ingiriiska, Talyaaniga, Itoobiya, Qaramada Midoobey, Midowga Yurub iyo Midowga Afrika kalana Hadlay Dagaalka Alshabaab.

Arbaco: January 4, 2023 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjireyaasha…

Posted in WARARKA MAANTA

Christeano Ronaldo “Ma aha gabagabadi himilideyda dhanka ciyaaraha oo aan ku imid South Afrika,” Ronaldo oo isku khalday Saudi Arabia iyo South Korea

Arbaco: January 4, 2023 Christeano Ronaldo ayaa Sacuudi Carabiya ku qabtay shirkiisa Jaraa’id ee ugu horreeyey tani…

Posted in WARARKA MAANTA

Wiil dib jir ahaa oo si lama filaan ah ku noqday milyaneer taal magaalada Peranclear ee gobolka Uttarakhand ee dalka Hindiya.

Arbaco: January 4, 2023 Markii Shahzeb uu gaaray da’da wax barashada, nasiib darro waxa uu ahaa mid…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya oo shaqo joojin ku sameeyay Maareeyaha guud ee hay’adda Tayo-Dhawrka Soomaaliyeed

Arbaco: January 4, 2023 Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Hey’ada Hormuud Salaam Foundation oo tababar u soo xirtay macalimiinta iyo howl wadeenada Dugsiga indhoolayasha Al Nuur.

Arbaco: January 4, 2023 Tababarkan oo loogu tala galay in kor loogu qaado xirfadda iyo aqoonta ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli oo ku baaqay in la laayo khawaariijta Alshabaab laguna dilo meesha lagu arko.

Arbaco: JANUARY 4, 2023  Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli oo kamid ah culumada Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay howlgallada…

Posted in WARARKA MAANTA

Arsenal oo la hakiiyay iyo Manchester United oo xajisatay kaalinta afraad

Arbaco: JANUARY 4, 2023 Rajadii Arsenal ee ahayd in ay 10 dhibcood ku hoggaamiso tartanka horyaalka Premier…