Author: QOL Contributor
Dagaalo u dhaxeeyo TPLF Ciidanka itoopiya oo mar kale ka bilaawday dalkaasi.
Talaado: January 4, 2022 Dagaallo culus oo udhaxeeyo xogagga TPLF-ta iyo Dowladda dhexe ee Federalka itoopiya ayaa…
Booliska Gobolka Bari oo qabtay Gaari waday Hub saanadda ciidan.
Talaado: January 4, 2022 -Booliiska Gobolka Bari, oo kaashanaya laamaha Sirdoonka Puntland, ayaa Boosaaso ku qabtay gaari…
Wasiir hore oo looga shakiyay “falal argagaxisinimo” oo xabsiga loo taxaabay
Talaado: January 4, 2022 Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Tunisia ayaa sheegtay in wasiirkii hore ee arrimaha…
Kulamo lagu xalinaayo Beelo dagaalamay oo ka billowday Gobolka Sool
Talaado: January 4, 2022 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo uu…
Bulshada Garoowe oo looga digay inay ku milmaan colaad beeleedyo ka dhacay deegaanka Saaxi Maygaag.
Talaado: January 4, 2022 Guddoomiyaha Gobalka Nugaal iyo Taliyaha qaybta Booliska Gobalka oo si wada jir ah…
waxaa maalintii labaad galaya shirka Golaha Wadatashiga, kaasi oo si rasmi ah shalay uga furmay magaalada Muqdisho.
Talaado: January 4, 2022 Maanta waxaa maalintii labaad galaya shirka Golaha Wadatashiga, kaasi oo si rasmi ah…
Askar ka tirsaneed ciidanka Israa’iil oo ku dhimatay shil diyaaradeed.
Talaado: January 4, 2022 Laba askari ayaa geeriyootay mid kalena dhaawac ayaa soo gaaray markii ay bur-burtay…
Haweenka Muslimiinta ah ee dalka Hindiya oo lagu xaraashayo Internedka
Isniin: January 3, 2022 Booliska laba gobal oo ka mid ah goballada dalka Hindiya ayaa diiwaan galiyay…
Wasiirkii hore ee Amniga Galmudug oo ka hadlay Shirka maanta u furmay Madaxda Golaha Wada-tashiga Qaran
Isniin: January 3, 2022 Wasiirkii hore ee Amniga Maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo ka hadlay Shirka…
Haweeney ku umushay suuliga diyaaradda ilmahana ku ridday baaldiga khashinka
Isniin: January 3, 2022 Shaqaalaha Garoonka dalka Mauritius ayaa wiil yar oo dhowaan dhashay ka dhex helay…
Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo dowlada Puntland ugu baaqday inay magdhow siiso dadkii ay dhibaatadu ka soo gaartay dagaalka Boosaaso.
Isniin: January 3, 2022 Xafiiska Difaacaha Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa bayaan ay soo saareen waxay kaga hadleen…
Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyada oo soo saartay digniin ku aadean Musuq maasuqa
Isniin: January 3, 2022 Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa si adag uga digtay in adeegyadeeda lagu…