Author: QOL Contributor
Ra’iisul Wasaaraha Haiti oo ka badbaaday isku day dil.
Isniin: January 3, 2022 Warbaahinta Haiti ayaa sheegtay in dad aan la garanayn ay isku dayeen in…
Puntland oo war ka soo saartay iscasilaada guddoonkii guddiga doorashooyinka ee Puntland.
Isniin: January 3, 2022 Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland ayaa sheegtay in ka xuntahay iscasilaadda Guddoomiyaha iyo Kuxigeenka…
Bandaw Lagu Soo Rogay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan.
Isniin: January 3, 2022 Maamulka Gobalka Hiiraan oo uu horkaacayo Cali Jeyte Cismaan gudoomiyaha gobolka hiiraan ayaa…
Maamulka Degmada Wisil oo bilaabay olole Nadaafadeed Xili ay kasoo kabsanayso Dagaal Dhawaan Alshabab ku Qaadeen
Isniin: January 3, 2022 Maamulka degmada Wisil ee Gobolka Mudug ayaa olole Nadaafeed ka sameeyey magaalada Wisil,…
Raghad Xuseen: Waa tuma Gabadha Saadaam Xuseen ee Carabta la hor timid sawirkii aabeheed?
Isniin: January 3, 2022 15 sano kaddib geeridii madaxweynihii hore ee dalka Ciraaq, Saadaam Xuseen – oo…
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo maanta lagu wado in uu ka furmo Magaalada muqdisho
Isniin: January 3, 2022 Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo Magaalada…
Raiisul Wasaarihii Wadanka Suudaan Cabdalla Hamdok oo si rasmi ah ugu dhawaaqey inuu is casilay.
isniin: January 3, 2022 Raiisul Wasaarihii Wadanka Suudaan Cabdalla Hamdok ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqey inuu…
xaalad deganaansho ah laga dareemayaa tuulada Saax-maygaag halkaas oo shalay dagaal culus uu ku dhexmaray l
isniin: January 3, 2022 Waxaa saaka xaalad deganaansho ah laga dareemayaa tuulada Saax-maygaag halkaas oo shalay dagaal…
Janaraal Xuud “Waxaan u soconnaa in aan dhisno maamul-goboleedka Hiraan ee uma soconno inaan Hirshabeelle wax ku darsanno”
isniin: January 3, 2022 Janaraal Abuukar Xaaji Warsame oo ku magac dheer Janaraal Xuud oo in muddo…
Madaxweynihii hore ee Hir-Shabeelle oo weerar Afka ah ku qaaday Farmaajo
isniin: January 3, 2022 Maxamed Cabdi Waare Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa ka hadlay dhacdadii Xafiiska…
Guddiga doorashooyinka Puntland oo doortay hoggaan cusub goor dhawayd
Axad: January 2, 2022 Kadib markii maanta guddoomiyihii guddiga ku meel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland Guuleed…
Musharaxadii la tartantay Xildhibaano Sareedo Maxamed Cabdalla oo ayadu markale difaacatay kursiga HOP154.
Axad: January 2, 2022 Musharaxadii la tartantay Xildhibaano Sareedo Maxamed Cabdalla oo ayadu markale difaacatay kursiga HOP154,…