Author: QOL Contributor
Maraykanka oo xayiraad saaray shirkad Israa’iil laga leeyahay
khamiis: November 4, 2021 Shirkad Israa’iil laga leeyahay oo samaysay barnaamijka basaasnimada ee muranka dhaliyay ee Pegasus…
Magaalada Baraawe oo weli ka taagan xiisad colaadeed oo ka dhalatay doorashada golaha degaanka degmadaas
khamiis: November 4, 2021 Magaalada Baraawe oo ka tirsan Gobolka Shabeellada hoose, waxa weli ka taagan xiisad…
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ka hadlay walaaca ku saabsan xaaladda degdegga ah ee la geliyay waddanka Itoobiya.
khamiis: November 4, 2021 Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo ka hadlay walaaca ku saabsan…
Al-shabaab oo sheegtay in ay 10 askari oo Ciidanka Kenya ah ku dishay gudaha Gobolka Laamu
khamiis: November 4, 2021 Al-shabaab ayaa sheegtay in ay 10 askari oo Ciidanka Kenya ah ku dishay…
Ciidamo ka tirsan Kenya oo lagu dilay Qarax miino
khamiis: November 4, 2021 Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa Ciidamo ka tirsan kuwa…
Taliban oo shaacisay in dalka Afghanistan ay ka mamnuucday isticmaalka dhammaan lacagaha qalaad sida dolarka.
Arbaco: November 3, 2021 Taliban ayaa shaacisay in dalka Afghanistan ay ka mamnuucday isticmaalka dhammaan lacagaha qalaad….
Iiraan oo sheegtay inay fashilisay Markab Mareykanku damacsanaa in uu afduubto
Arbaco: November 3, 2021 Iiraan ayaa maanta oo Arbaca ah sheegtay in ciidamadooda ay fashiliyeen isku day…
Maamulka Galmudug oo xabad joojin ka dhaqan gelisay deegaanka Dhagtuur oo lagu dagaalamay shalay
Arbaco: November 3, 2021 Galmudug oo xabad joojin ka dhaqan galisay deegaanka Dhagtuur ee Koofurta Mudug, kadib…
shirkada Facebook oo tirtirtey qoraal uu Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ku boorinayey muwaadiniinta Itoobiya inay hubka qaataan
Arbaco: November 3, 2021 Barta Facebook oo hoos tagta shirkada Meta ayaa tirtirtey qoraal uu Ra’iisul Wasaaraha…
Baraha bulshada Turkiga waxaa si weyn ugu faafay qoraal ku saabsan in uu “dhintay” madaxweynaha dalkaas Recep Tayyip Erdoğan.
Arbaco: November 3, 2021 Baraha bulshada ee waddanka Turkiga waxaa si weyn ugu faafay qoraal ku saabsan…
Dowladda Kenya oo iibineysa diyaarado ay lahaayeen ciidamada xoogga Soomaaliya iyo labo kale oo ay laheyd Shirkadda Diyaaradaha ee Jubba Airways.
. Arbaco: November 3, 2021 Dowladda Kenya ayaa qiimo yaab leh ku iibineysa diyaarado ay lahaayeen ciidamada…
Xuseen Carab Xiise “ Malxiisadii la tartamaysay mahdi guuleed waa ay diiday in sawir laga qaado magaceedana ay sheegto
. Arbaco: November 3, 2021 Xildhibaan Xuseen Carab Xiise oo ka hor yimid doorashadii lagu doortay Muqdisho,…