Author: QOL Contributor
Ciidamada Nabad-Sugidda oo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku qabtay diyaarado Drones ah sawiro
Arbaco: November 3, 2021 Ciidamada Nabad-Sugidda Soomaaliya ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde toddobaadkii tegay ku qabtay diyaarado…
Dowladda Kenya oo adkeyneysa amniga soohdinta ay la wadaagto dalka Itoobiya kadib dagaalka oo kululaaday
Arbaco: November 3, 2021 Qoraal kasoo baxey Ciidanka Booliiska dowladda Kenya, ayaa lagu sheegay in ay si…
Wasiir Falagle “ Qoloda Ahlu-Sunna ee jooga Bohol odayaal ayaa jira waana la dhamaynaa saacadaha soo socda Qilaafka
Arbaco: November 3, 2021 Maalmo kadib markii uu soo af jarmay Dagaalkii ka dhacay Guriceel, maamulka galmudug…
Maleeshiyada Xuutiyiinta Yemen oo qarka u saaran inay qabsadaan magaalada muhiimka ah ee Marib
Arbaco: November 3, 2021 Maleeshiyada Xuutiyiinta Yemen ayaa qarka u saaran inay qabsadaan magaalada muhiimka ah ee…
Garoomada Bole ee Magaalada Addis Ababa oo saacadihii la soo dhaafay Diyaarad ka soo dagin.
Arbaco: November 3, 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itobiya ayaa sheegaya in saacadihii…
Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowlada iyo Maleeshiyaad oo ka socda magaalada Baraawe.
Arbaco: November 3, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal kulul oo u dhaxeeya Ciidamada…
Wadooyinka Addis Ababa oo lagu jaray dhagaxaan sida Muqdisho oo kale iyo kala wareeg ka bilaabatay Addis Ababa
Arbaco: November 3, 2021 Wararka ka imaanaya Dalka Itobiya gaar ahaan Wadooyinka Addis Ababa soo gala ayaa…
Dowlad-deegaanka Soomaalida toobiya oo ku dhawaaqay iska difaacid Duulaanka kooxda TPLF
Arbaco: November 3, 2021 Dowlad-deegaanka Soomaalida eecItoobiya ayaa ku dhawaaqay inuu iska difaaci doono duulaanka kooxda TPLF,…
Diyaarad ku gubaneysa garoonka Diyaaradaha ee Degmada Doolow gobolka Gedo
Arbaco: November 3, 2021 Diyaarad ayaa hadda ku gubanaysa garoonka diyaraadaha magaalada Doolow ee gobolka Gedo, si…
Dimoqraadiga oo looga adkaaday doorashadii muhiimka aheyd ee Virginia
Arbaco: November 3, 2021 Glenn Youngkin oo Jamhuuri ah ayaa si lama filaan ah ugu guuleysatay doorashadii…
Madaxweynaha Somaliland oo si kulul ugu jawaabay hadalkii Puntland ee ahaa argagixiso haloo aqoonsado Somaliland.
Arbaco: November 3, 2021 Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal dhowaan…
Jamaal Cusmaan oo ku guuleystay kursiga degmada 6-aad ee Golaha Deegaanka Miniyabolis
Arbaco: November 3, 2021 Waxaa soo gaba gabawdey codbixinta doorashada golaha deegaanka ee gobolka Minisota, halkaasoo ay…