Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga xukuumadda ee Rooble u saaray xalinta khilaafka Doorashada

June 1 2021 Guddiga xukuumadda ee Ra’iisal wasaaraha u saaray xalinta khilaafka Doorashada Guddiyada khilaafaadka ayaa shaaciyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Jabuuti oo rag ka tirsanaa ururka TPLF u gacangalisay Xukuumada Itoobiya

June 1 2021 Wararka ka imanayaJabuuti ayaa sheegaya in dowladda dalkaasi ay Itoobiya u gacan gelisay saddex…

Posted in WARARKA MAANTA

Meydka gabadh yar 11 sano jir ah oo laga helay digsi weyn oo lagu dhex qariyay Degnada Madiina

June 1 2021 Dhacdo argagax ah ayaa laga soo sheegayaa magaalada Muqdisho ka dib markii meydka gabadh…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Deni oo is diiwaangeliyay si uu u codeeyo doorashada goleyaasha deegaanka

June 1 2021 Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta is diiwaangeliyay si uu u…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Museveni oo wacad ku maray in uu ka jawaabi doono Weerarkii wasiirka gaadiidka

June 1 2021 Madaxweyne Yoweri Museveni ayaa ka jawaabey dhaawaca wasiirka gaadiidka iyo taliyihii hore, ee General…

Posted in WARARKA MAANTA

Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha oo agaasimayaal cusub loogu magacaabay

June 1 2021 Waxaa ka soo baxay Goor dhawayd Xafiiska xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen…

Posted in WARARKA MAANTA

Boqolaal qof oo isugu soo baxay gobolka Oklahoma Xasuuqii

June 1/2021 Boqolaal qof ayaa Isniintii shalay aheyd isugu soo baxay magaalada Tulsa ee gobolka Oklahoma ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Angela Merkel oo Denmark ku eedeeysay inay Maraykanka u basaasto Xogta Yurub

June 1/2021 Dalalka Yurub, ayaa ku cambaareeyey dowladaha Mareykanka iyo Denmark basaasnimo, iyadoo si gaar ah Denmark…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Qaramada Midoobay oo cambaareeyay af-genbiga ka dhacay Mali

June 1/2021 Madaxweynaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay Volkan Bozkir, ayaa cambaareeyay af-genbiga ka dhacay dalka Maali,…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka howlaha guud Uganda oo dhawac halis ah loo Geystay iyo gabdhiisa oo ku dhimatay

June 1/2021 Wasiirka howlaha guud iyo gaadiidka Uganda, horeyna u ahaa talyihii ciidanka difaaca ee dalkaasi, Gen….

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabaab iyo Ciidamada Dowlada oo ku dagaalamay inta u dhexeysa Buulo-Burte iyo Jalalaqsi.

June 1/2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qasaaraha ka dhashay dagaal kulul oo saakay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo dowladda Soomaaliya ku eedeeysay, in ay hor-istaag ku samaysay fulinta heshiiska DP world

June 1/2021 Baarlamanka Puntland ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay, in ay hor-istaag ku samaysay fulinta heshiiska…