Author: QOL Contributor

Posted in WARARKA MAANTA

booliiska Dayniile oo xalay toogtay askari dhac ka Gaysanayay xaafada Raadeelka

June 1/2021 Wararka ka imanaya Degmada Dayniile ee Gobolka banaadir ayaa sheegaya in Ciidamada booliiska saldhiga degmada…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin looga shakiyey inuu dilay in ka badan 70 Shabeel oo Bangaldesh lagu xiray

  June 1/2021 Nin looga shakiyey inuu ugaarsaday in ka badan 70 Shabeel oo ka mid nooca…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo lagu eedeeyay afduub loo geystay nin lagu waayay gudaha Nairobi

June 1/2021 laamaha ammaanka ee Turkiga ayaa xiray wiil uu adeer u yahay wadaadka Fetullah Gulen kaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Sacuudi Carabiya oo ku adkeysanaya tallaabo ay ku xaddideen sameecadaha masaajidda

June 1/2021 Mas’uuliyiinta dalka Sacuudi Carabiya ayaa ku adkeysanaya tallaabo ay ku xaddideen sameecadaha masaajidda oo ahayd…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo kala dirtay guddi qaabilsanaa dhismaha golayaasha degaanka

June 1/2021 Dowlad goboleedka Galmudug ayaa kala diray guddi qaabilsanaa dhismaha golayaasha degaanka maamulkaas kadib markii khilaaf…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo saakay ku wajahan magaalada Qardho

June 1 2021 Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo shalay soo gaaray caasimadda Garoowe, ayaa saaka…

Posted in WARARKA MAANTA

Hoggaamiyaha mayalka adag ee Israel oo sheegay inuu ku biiri doono dowlad wadaag ah

June 1/2021 Hoggaamiyaha mayalka adag ee Israel, Naftali Bennett ayaa  sheegay inuu ku biiri doono dowlad wadaag…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo galabta xafiiskiisa kula kulmay xubno ka socday Golaha Midowga Musharaxiinta

\May 31 2021  Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta xafiiskiisa kula kulmay xubno ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo ku hanjabtay inay joojinayso Diyaaradaha Shaqaalaha UN-ka ee Muqdisho aada.

\May 31 2021 20 maalin ayaa ka soo wareegtay Markii Dowladfa Kenya ay joojisay dhamaad Duulimaadyadii Rayidka…

Posted in WARARKA MAANTA

Siyaasiyiinta ka soo hor jeedo K/galbeed oo markii ugu horaysay yeeshay kulan wada jir ah

\May 31 2021 Waxaa magaalada Muqdisho manta ku kulmay siyaasiyiinta koonfur Galbeed ool aan lagu aqoon in…

Posted in WARARKA MAANTA

Dibadbaxyo looga soo horjeedo faragelinta shisheeyaha ay ku hayaan Itoobiya oo ka dhacay Dowlad Deegaanka

\May 31 2021 Dibadbaxyo looga soo horjeedo waxa lagu tilmaamay faragelinta dalalka shisheeye ay ku hayaan Itoobiya…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerarro dad badan ku dhinteen oo ka dhacayJamhuuriyadda Dimuquraadiga ee Congo

May 31 2021 Tirada dadka lagu dilay laba weerar oo ka dhacay barigaJamhuuriyadda Dimuquraadiga ee Congo ayaa…