Author: QOL Contributor
Rooble oo amar kusoo rogay dhammaan wasiirada xukuumaddiisa inta lagu guda jiro waqtiga kala guurka
May 31 2021 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa amar kusoo rogay dhammaan wasiirada xukuumaddiisa…
IRC oo war kasoo saartay muwadiniin Shiinaha u dhashay oo lagu afduubtay Itoobiya
May 31 2021 Hay’adda caalamiga ah ee IRC ayaa xaqiijisay in lagu soo wareejiyay muwaadiniin u dhashay…
Shiinaha oo sheegay in muwadiniinta loo ogoladay inay dhali karaan hadda kadib 3 carruur ah.
May 31 2021 Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay maanta oo isniin in muwadiniinteeda loo ogolaaay inay dhali karaan…
Hooyo iyada oo codeyneyso ay foosha qabatay Doorashada Somaliland
May 31 2021 Hooyo kamid aheyd dadkii codkooda ka dhiibanayay doorashada ka socota Somaliland ayay foosha qabatay…
Musharaxiinta oo lagu wado inay Xukuumadda u gudbiyaan xubnaha doorashooyinka ee ka Tirsan Nisa
May 31 2021 Midowga Musharaxiinta ayaa lagu wadaa inay Xukuumadda u gudbiyaan liiska xubnaha qaar ee Guddigii…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo codkiisa ka dhiibtay xarunta hay’adda shaqaalaha dawladda
May 31 2021 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka codkiisa ka dhiibtay xarunta hay’adda shaqaalaha dawladda…
Ciidamada Haramcad oo saakay dad shacab ah ku dilay Jowhar iyo banaanbaxyo ka socda halkaas
May 31 2021 Waxaa goor dhawayd magaalada Jowhar ee Xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe ka dhacay Fal dil…
Romaniya oo sheegtay in ciidamada ammaanka ay muhaajiriin ay ku jiraan Soomaali.
May 31 2021 Warbahinta dalka Romaniya ayaa daabacay in ciidamada ammaanka ee dalkaasi ay xireen ugu yaraan…
Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland oo saakay dib ugu laabanaya Kismaayo iyo Garoowe
May 31 2021 Madaxweyneyaasha maamulada Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam( Axmed madoobe) oo…
hoggaamiyeyaasha mucaaradka Somaliland Cirro iyo Feysal Waraabe oo Codadkooda dhiibtay
May 31 2021 Somaliland waxaa saaka ka bilaabatay codeynta doorashada golaha wakiilada iyo kuwa deegaanka. Dadweynaha ayaa…
Saraakiisha Nigeria oo sheegay in dabley hubeysan ay afduubteen arday badan
May 31 2021 Saraakiisha Nigeria ayaa sheegay in dabley hubeysan ay afduubteen arday badan oo dhiganayay iskuul…
Wargeyska Washington Post oo qoray in Iran ay Weerartay xarun ay leedahay CIA-da Mareykanka
2021May 31 2021 Wargeyska Washington Post ayaa qoray in koox Iran ku xiran ay awood u yeelatay inay beegsato…