Author: QOL Contributor
Erdogan oo xarigga ka jaray masaajid laga dhisay fagaaraha Taksim ee ku yaalla Istanbul
– May 29 2021 Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa xarigga ka jaray masaajid laga dhisay fagaaraha…
Wasiiro ka tirsan K/galbeed oo booqday isbitaalk Baydhabo dhaawacyada Qaraxii shalay
May 29 2021 Wararka ka imaanaya saakay magaalada baydhabo ayaa sheegaya in Xubno Wasiiro ah oo ay…
Addis Ababaoo lagu soo gebogebeeyay kulan lagu heshiinayo Canfarta iyo Soomaalida,
May 29 2021 Waxaa shalay gelinkii dambe magaalada Addis Ababa lee xarunta dalka Itoobiya lagu soo gebogebeeyay…
Wasaaradda waxbarashada Soomaaliya oo Imtixaanka dugsiga sare ka bilowday qeybo ka mid ah Soomaaliya
May 29 2021 Magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobollada kale ee dalka waxaa saakay ka…
Ciidamada Ethiopia iyo Eritrea oo lagu eedeeyay afduubka 500 oo dhallinyaro ah
May 29 2021 Hay’adda qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa sheegtey in ay heleen warbixinno…
Qasaaraha ka dhashay Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Baydhabo oo soo kordhaya.
May 29 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay suuqa…
Turkiga oo soo dhaweeysay heshiiska Arrimaha Doorashooyinka ee la garay
May 29 2021 War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa lagu soo dhoweeyay heshiiska Arrimaha Doorashooyinka…
Gen Odowaa oo ka hadlay hawlgal ay Ciidamada ka sameeyeen Shabeellada dhexe.
May 29 2021 Taliska Milatariga dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hadlay hawlgal ciidan oo ay saacadihii la…
siyaasiyiinta gobolka Gedo oo sheegay in ay ka soo horjeedaan qodobbada qaar ee lagu heshiiyay.
May 28 2021 Qaar ka mid ah siyaasiyiinta gobolka Gedo ayaa sheegay in ay ka soo horjeedaan…
War deg deg ah: Qarax xoog leh oo goordhaw ka dhacay agagaarka isgoyska KM-4
May 28 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd Qarax xoog leh uu…
EU oo taageeray heshiiskii hoggaameyaasha Somalida in 60 malmod lagu qabto doorasho
May 28 2021 Midowga Yurub ayaa taageeray heshiiskii ay shalay ay wada saxiixdeen hoggaameyaasha Soomaalida, kaasi oo…
Ciidanka Puntland oo dilay Khaalid Jaamac oo u dhashay Pakistan kana mid ahaa Daacish.
May 28 2021 Ciidanka Xoogga Puntland ee PSF, ayaa shaaciyay in ay hawlgal qorshaysan ku dileen sarkaal…