Author: QOL Contributor
Abdulfataax Al Sisi oo booqasho ku tegay Jabuuti isagoo la kulmay dhiggiisa Geelle.
May 27 2021 Madaxweynaha dalka Masar Abdulfataax Al Sisi ayaa booqasho ku tegay dalka Jabuuti isagoo halkaa…
Wakiillada Beesha caalamka ee ku sugan magaalada Muqdisho oo soo dhaweeyay heshiiskii
May 27 2021 Wakiillada Beesha caalamka ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa si weyn usoo dhaweeyay heshiiskii…
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka hadlay waalidiinta ka Cabanaya Caruurtooda Xili u Qudbad jedinayay
May 27 2021 Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku soo hadal qaaday khudbadii uu xoogaa…
Ra’iisal wasaaraha iyo madaxda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo goordhoweyd saxiixay heshiiskii doorashada
May 27 2021 Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa goordhoweyd saxiixay heshiiskii…
Farmaajo iyo Midowga Musharixiinta oo gaaray goor dhawayd Teendhada AfisyoonI
May 27 2021 Wararka ka imaanaya Teendhada AfisyoonI ayaa sheegaya in halkaas ay gaareen Madadax uu ka…
RW Rooble , maamul Gobaleedyada Madaxweynayaashii oo shir albaabada u xiran yihiin la leh Guddoomiyaha Aqalka Sare
May 27 2021 RW Rooble, Madaxda maamul gobaleedyada dalka iyo Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif iyo…
Madaxwaynaha Faransiiska Macron oo safar aan la shaacin ku tagay dalka Rwanda
May 27 2021 Madaxwaynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa safar taariikhi ah ku tagay dalka Rwanda si…
Qatar oo sheegtay inay $500 milyan ku bixin doonaan dib u dhiska Gaza
May 27 2021 Qatar ayaa Arbacadii ku dhowaaqday inay $500 milyan ku bixin doonto dib u dhiska…
Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Midowga Musharraxiinta ka aqbalay in uu Saxiixo Heshiiska
. May 27 2021 Waxaa goor dhawayd soo idlaaday kulan u socday guddoomiyaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi…
Diyaaradaha Xamuulka Milliteriga Masar oo shixnado Gargaar u daabulay Jabuuti.
May 27 2021 Laba Diyaaradaha Xamuulka ee Milliteriga Masar waxay shixnado Gargaar Aadminimo oo aad u faraabdan…
Safiirka Soomaaliya ee USA oo la kulmay Safiirka Dalka Urdun ee Maraykanka
May 27 2021 Safiirka Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Dalka Mareykanka Ali Sharif ayaa la kulmay Dina Kawar…
kulan u socda Midowga Musharraxiinta iyo guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare
May 27 2021 Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho ka bilaawday kulan gaar ah oo u dhaxeeya hoggaanka…