Author: QOL Contributor
Cabdifataax Al-siisii iyo wafdi uu hoggaaminaayo ay maanta booqasho ku tegaya jabuuti
May 27 2021 Wararka ka imaanaya jabuuti saakay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dalka Masar,Cabdifataax Al-siisii iyo wafdi…
Guddoomiyaha gobolka Wajeer oo xil ka qaadistiisii ku tilmaamay sharci daro
May 27 2021 Guddoomiyihii hore ee gobolka Wajeer Maxamed Cabdi Maxamuud ayaa xil ka qaadistii todobaadkii hore…
Ergeyga UK u qaabilsan Qaramada Midoobay oo ka hadashay Soomaaliya
May 27 2021 Ergeyga joogtada ah ee Boqortooyada UK u qaabilsan Qaramada Midoobay, Barbara Woodward ayaa ka…
Dad Lagu La’yahay Doon Ku Degtay Niger
may 27 2021 Waxaa la la’ayahay dhowr qof oo ku nool Waqooyiga galbeed ee dalka Nigeria kaddib…
yuusuf Dabageed oo ugu baaqay dadkii ku Barakacay B/weyne in ay ku soo laabtaan magaalada
May 27 2021 Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Dowlad…
Kooxda Villarrea oo Xalay ka qaaday Koobkii Europa League Manchester United
May 27 2021 Kooxda kubadda cagta Villarrea ayaa ku guuleysatay koobka labaad kooxaha Yurub ee Europa League,…
Booliiska Puntland iyo Galmudug oo xalay hawlgal ka fuliyay magaalada Gaalkacyo
. May 27 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Galkacyo ayaa sheegaya in Booliiska Puntland iyo Galmudug, ayaa…
Joe Biden oo hay’adaha sirdoonka ku amray inay baaraan asalka Covid-19
May 27 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa hay’adaha sirdoonka ku amray inay baaraan asalka halka uu…
Jadwalka hadal jeedinta Munaasabada Xiritaanka Shirka maanta la filayo in lagu soo gaba gabeeyo muqdisho
May 27 2021 Waxaa maanta oo khamiis lagu wadaa in teendhada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho lagu qabto…
Garabka Cabdi Xaashi oo ka soo hor jeestay ka qeybgalka munaasadda maanta..
May 27 2021 Waxaa lagu wadaa saakay in la soo gaban gabeeyo wada Hadaladii maalmihii la soo…
Koonfur Galbeed oo ku eedeeysay Wasarada wax barashada in ay Qalad tahay Imtixanka laga qadayo Ceelasha Biyaha
May 26 2021 War ka soo baxay maamulka K/galbeed ayaa eedayn dusha looga tuuray Dowlada Dhexe ee…
Nigeria dad ku dhintay dooni ay saarnaayeen oo quustay.
May 26 2021 Waxaa la la’ayahay dhowr qof oo ku nool Waqooyiga galbeed ee dalka Nigeria kaddib…