Author: QOL Contributor
Dilkii Gudoomiye Degmada Hodon Dhega-juun oo Maxkamadda militeriga Xukun ka soo saartay.
May 18 2021 Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa ku dhawaaqday xukunka eedeysanayaal loo heystay in ay…
Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle Luqmaan oo ka hadlay dagaalada Maleshiyaadka ku dhexmaraya Hiiraan
May 18 2021 Duleedka magaalada B/weyne oo saacadihii la soo dhaafay waxaa ka socday dagaalo u dhaxeeya…
Benjamin Netanyahu oo ku Hanjabay in ay sii Wado doonaan duqaynta iyo Dagaalka ay kula jiraan xamaas
May 18 2021 Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa ku hanjabay in ay sii xoojin doonaan duqaymaha…
Midowga Afrika oo Wacad ku maray in aysan badali Doonin Ergeyga gaarka ah
. May 18 2021 Midowga Afrika ayaa ka hadlay Go’aankii dowladda Federaalka Soomaaliya ku dalbatay in la…
Booliiska Gobolka Bari oo kantaroolka Boosaaso ku qabtay khamri fara badan laga kenay Itobiya
May 18 2021 Ciidamada Booliiska Gobolka Bari, ayaa saaka kantaroolka magaalada Boosaaso ku qabtay khamri fara badan,…
Israel oo duqeeysay Lubnaan ayaga oo ka jawaabaya gantaallo halkaas looga soo tuuray
May 18 2021 Militariga Israel ayaa duqeeyey dalka Lubnaan ayaga oo ka jawaabaya gantaallo halkaas looga soo…
Maraykanka oo xabbad joojin ku baaqay hubna ka iibinaya Dowlada Israel
May 18 2021 Inkasta oo Maraykanku mar labaad horjoogsaday bayaan Golaha Ammaanku soo saari lahaa oo ku…
UK oo qaaday talaabo lagu fududeynayo xayiraadaha xanuunka Covid19
May 18 2021 Dowladda Ingiriiska ayaa qaaday tallaabooyinkii ugu waaweynaa ee lagu fududeynayo xayiraadaha xanuunka COVID19, iyadoo…
diyaarada Etihad Airways oo shaacisay in ay joojisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay Israel
May 18 2021 Shirkadda diyaaradaha Imaaraatka ee Etihad Airways ayaa shaacisay in ay si kumeel gaar ah…
Maxkamadda Galgaduud oo amartay in la soo xiro Rag lagu eedeeyey in ay ka danbeeyeen Dil
May 17 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Maxkamadda gobolka Galgaduud ee Dowlad goboleed…
Aqalka Sanetka Kenya oo xil ka xayuubin ku sameeyay barasaabkii ismaamulka Wajeer
May 17 2021 Dood dheer oo aqalka Sanet-ka ka yeeshay warbixin ay u soo gudbiyeen guddi…
Qoor Qoor oo guddi xaqiiqo raadin u Magacaabay Dilkii Galkacyo loogu geestay shekh cali dhere
May 17 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Galkacyo oo maalmihii la soo dhaafay uu ku sugnaa…