Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo sheegay inay kordhin doonaan qorshaha looga hortagayo COVID-19

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ka qeyb galay…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Waalidiin Carruurtooda laga geeyay Ereteriya oo Banaanbax ka dhigay Muqdisho

Waaldiintan oo isugu jira rag iyo Dumar ayaa waxaa Maanta ay banaanbax ka dhigeen Isgoyska km4 ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Mareykanka uu digniin u direy dhigiisa Ruushka

Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa dalka Britain ka bilaabay safarkiisa ugu horeeyay tan iyo markii uu xafiiska…

Posted in WARARKA MAANTA

Badmaaxiin la socotay Markab Xamuul oo ku degay Xeebaha Somalia

War Qoraal oo ay Ciiddanka Badda ee Maraykanka soo saareen ayaa lagu sheegay inay soo badbaadiyeen 15…

Posted in WARARKA MAANTA

Heshiis hordhac ah oo la kala dhex-dhigay maleeshiyaad dagaalamay

Kadib kulamo maalmihii la soo dhaafay ka socday degmada Baxdo Gaabo ee gobolka Mudug ayaa waxaa lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir laga yeeshay Amniga xuska maalmaha Xorriyadda

Waxaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Xubnaha guddiga Qaran ee qaban qaabada xuska maalmaha xorriyadda 26 June…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo weeraray Saldhig ay ku sugan yihiin Ciidamo Kenyan ah

Xubno la sheegay inay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay weerar ku qaadeen saldhig Ciidamo…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerar lagu dilay Koox Miino baarayaal ah

Wasaaradda Arrimaha gudaha Afghanistan ayaa sheegtay in maanta oo Arbaca ah kooxda Daalibaan ay waqooyiga gobolka Baghlan,…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo howlgal sameeyay

Ciidanka xooggga dalka Qeybta 27-aad ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah Al-shabaab waxaa saacadihiia soo dhaafay…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliska Booliska Gobolka Nugaal oo amaro ka soo saaray Amniga

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Nugaal Gaashaanle Sare Maxamed aadan jaamac ayaa sheegay in degaannada Gobolka Nugaal uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya & Sacuudiga oo ka wada hadlay furista Safaarada Sacuudiga ee Muqdisho

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ee Soomaaliya Danjire Maxamed Cali-Nuur Xaaji, ayaa ku qaabilay…

Posted in WARARKA MAANTA

Sawiro:-Duqa Muqdisho Oo Howlo Kormeer Iyo Dhagax Dhig Maanta Ka sameeyey Dagmada C/Caziiz Ee G/Banadir

Xeebta Suganta Liido ee Degmada Shingaani oo ay ku yaalaan dhismooyin Taariikhi ah oo ka turjumaayo taariikhda…