Author: Bashiir Barre
Ciidamo lagu daadiyay wadooyinka Magalada Berbera & doorasho ka dhaceysa
Waxaa Maanta siweyn loo adkeeyay Amniga guud ee Magaalada Berbera ee Gobolka Togdheer, halkaas oo ay ka…
Madaxweyne Deni oo Maanta furaya Kalfadhiga 48aad Ee Golaha Wakiillada Puntland
Maanta ayaa waxaa lagu wadaa in Xarunta Baarlamaanka Puntland ee Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal uu…
Dhul Gariir cabirkiisu yahay 5.2 oo ku dhuftay Badweynta Hindiya, Gacanka Cadmeed & Biyaha Soomaaliya.
Dhul gariir Cabirkiisu yahay 5.2 (magnitude) ayaa ku dhuftay Qaybo kamid ah Badweynta Hindiya, Gacanka Cadmeed &…
Maamulka Gobolka Bari oo Amaro soo saaray
Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed ( Abwaanka) ayaa sheegay in dhibaatooyin farabadan lagu qabo dadka ku…
Weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday Saldhig ku yaal Jubbada Hoose
Wararka naga soo gaaraya degaanka Hoosingow ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Xubno ka…
Khasaaraha ka dhashay dab ka kacay Suuqa Boosaaso oo kordhay
Suuqa weyn ee Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari , ayuu qabsadey xaley dab weyn, kaasoo ka…
Booliska Cabudwaaq oo sheegay inay qabteen dad dil geystay
Habeeno ka hor degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud waxaa lagu dilay Nin Oday ahaa oo kamid…
Maxkamadda Sare ee Ciidamada Puntland oo Maanta xukun rideysa
Maxkamadda sare ee Ciidamada Puntland ayaa maanta magaalada Galkacyo uga dhawaaqeysa xukunkii ugu danbeeyey ee 18 Xubnood…
Galmudug oo ku dhawaaqday in dib heshiis laga sameyn doono degaanadeeda
Ku simaha maxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa furay Shirka…
Madaxii hore ee Mossad oo sameeyey qirasho aan laga fileyn oo la xiriirta Iran
Madaxa sirdoonka Israel ee Mossad ee xilka ka degaya ayaa sameeyey qirashadii ugu dhoweyd oo ah in…
Wariye u xiran Maamulka Galmudug & walaac laga muujiyay
Waxaa muddo ka badan 48 Saacadood degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ku xiran Wariye Cubeyd Xasan Maxamuud…
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay duulimaadyada Kenya ee bilaawday
Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa sheegay in farsamo ahaan loo furey…