Author: Bashiir Barre

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________
Posted in WARARKA MAANTA

Waalidiin Carruur uga maqan tahay Ereteriya oo banaanbax dhigay

Qaar kamid ah Waalidiinta Dhalinyaro dowladda Soomaaliya ay tababar Ciidan ugu qaaday dalka Ereteriya ayaa waxaa ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka oo Ciidan la dagaallama Al-Shabaab u soo diraya Kenya

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in ciidamo gaar ah uu u dirayo Kenya si…

Posted in WARARKA MAANTA

Itoobiya oo hay’adaha gargaarka ku eedeysay iney hub geliyaan gobolka Tigraay

Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Demeke Mekonnen ayaa ku eedeeyay qaar kamid ah hay’adaha ka howlgala gobolka Tigraay…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska Gobolka Bari oo Fagaaro ku gubay Khamri farabadan

Ciidamada Booliiska Gobalka Bari ayaa maanta meel fagaare ah ku gubay dhalooyin ay ku jiraan maandooriyaha Khamriga…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo la geeyay degaan ay dilal ka dhaceen & kulamo ka bilaawday

Taliyaha Guutada 15aad ee qeybta 21aad General Mascuud Maxamed Warsame oo ay wehlinayaan maamulka degmada Guriceel iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo sheegtay in howlgal lagu lagu qabtay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee maamulka puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare ) ayaa sheegay in howlgal Ciidamada amaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Duulimaadyadii Soomaaliya & Kenya oo dib u bilaawday

Kadib markii muddo bil ah ay hakad kujireen duulimaadyada Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo sabab u ahaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Xiisad ka taagan duleedka degmada Matabaan & dil ka dhacay

Wararka naga soo gaaraya degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in maleeshiyaad hubeysan ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo fasaxday Diyaaridihii tegi jiray & kuwii uga imaan jiray Soomaaliya

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda  Arrimaha dibadda Kenya loona  soo diray Wasaaradda Arrimaha dibadda Dowladda Soomaaliya ayaa waxa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda oo sheegtay in aysan jirin Ciidamo Soomaaliyeed oo ka dagaalamay Itoobiya

Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedeyn uga timid qaar kamid ah Waalidiinta Soomaaliyeed, kuwaas oo sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Sacuudiga iyo Imaaraadka oo wada-hadallo la furaya Iiraan

Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta, oo garowsaday in dib loo soo nooleyn doono heshiiski Nukliyeerka Iran ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo bilaawday qeybta labaad ee tallaalka COVID19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya  ayaa shaacisay in dalka oo dhan  laga bilaabay qaadashada qeybta labaad ee tallaalka…